Puntland State House (@Plstatehouse) header
Puntland State House (@Plstatehouse) profile picture

The Official State House Puntland Twitter. All information posted & viewed on this page is subject to State House User Policy. [email protected]

Puntland State (Garoowe )
Joined April 2019
Photo by Puntland State House (@Plstatehouse)Photo by Puntland State House (@Plstatehouse)Photo by Puntland State House (@Plstatehouse)Photo by Puntland State House (@Plstatehouse)Photo by Puntland State House (@Plstatehouse)Photo by Puntland State House (@Plstatehouse)Photo by Puntland State House (@Plstatehouse)Photo by Puntland State House (@Plstatehouse)Photo by Puntland State House (@Plstatehouse)Photo by Puntland State House (@Plstatehouse)
1/2 Madaxweynaha Dowladda Puntland Md @HESaidADeni , ayaa booqday xarunta Taliska Ciidanka Difaaca Dowladda Puntland ee Daraawiishta ee 54-aad, halkaasi oo uu kulan kula qatay saraakiisha Cidanka Difaaca oo uu hoggaminayo Taliyaha Cidanka Daraawiishta Gen. Aaden Cabdi Xaashi.
1
4
2
18
2,162
2/2 Kulanka ayaa looga hadlay amniga guud ee Puntland, Howlgalada Ciribtirka Argagixisada, la dagalanka Burcad badeda & sugida amniga gud ee Badda & Beriga deegaannada Puntland, iyadoo #Puntland ay si dhow ula socoto isbedelada amni ee kasoo kordhay qeybo ka mid ah #Somalia
1
206
1/2 The President of the Puntland State @HESaidADeni, today received the @UKinSomalia Ambassador to Somalia, @CharlesKingFCDO, and his delegation. The meeting, attended by members of the #Puntland Council of Ministers, addressed the broader situation in #Somalia,
3
8
2
44
3,135
2/2 With a focus on security, political developments, and development cooperation. Discussions on #Puntland centered on ongoing counterterrorism operations to eliminate terrorist groups from its territory
1
3
337
2/2 With a focus on security, political developments, and development cooperation. Discussions on #Puntland centered on ongoing counterterrorism operations to eliminate terrorist groups from its territory.
70
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland @HELugatoor , ayaa ka qeybgalay munaasabadda qalinjebinta dufcadii 14-aad ee ardayda Jaamacadda Bariga Africa faraceeda Garoowe, kuwaasi tiro ahaan gaaraya 228 arday oo bartay 6 kulliyadood oo kala duwan.
1
1
5
983
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda #Puntland Ahna Xoghayaha Xisbiga #Kaah , @HELugatoor ayaa maanta ka qeybgalay kulan uu isugu yimi Xisbiga @KAAHPParty
2
1
7
1,213
Madaxweyne Ku Xigeenka Dowladda Puntland, @HELugatoor , ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay wefdi sare oo ka socday Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga (@UNHCRSom ), oo ay hoggaaminaysay Ku Xigeenka Wakiilka Hay’adda ee Soomaaliya, Marwo Jing Song.
1
1
1
7
1,101
Waxaa Madaxtoyada ku qabsomay Kulan wadatashi oo ay isugu yimaden Goleyasha Dowladda & @PECPuntland kaasi oo qeyb ka ah wadatashiyada socday ee ku saabsan Wax-ka-bedelka qodobada Dastuurka DPL ee khuseeya hirgelinta dimu waxana kulanka Shir-gudd Mdx @HESaidADeni.
1
1
8
875
Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa kulan casho oo dhiirigelin ah u sameeyay Ciidamada Dowladda Puntland.
2
2
8
1,822
SHIRKA GOLAHA WASIIRADA DOWLADDA #PUNTLAND .
3
8
948
1/2 Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane @HESaidADeni , ayaa caawa kulan la qaatay Madaxda hay'adaha amni iyo Taliyeyaasha Ciidamada Dowladda Puntland. Kulanka oo ay sidoo kale ka qeybgaleen Lataliyaal Madaxweyne iyo khuburo Amni,
2
5
12
1,915
2/2 waxa loga hadlay amniga gd ee PL sida dhameystirka howlgalka Calmskad, diyargarwga howlgalka Onkod ee Calmadow & la dagalanka Burcd badka. Sidoo kale waxa kulanka loga hadlay isbadelada amni ee ka so kordhay qayb kamid ah Dalka Somalia kuwas oo ay PL si dhow ula socoto.
2
1
3
389
Shirka Golaha Wasiirada caawa oo uu Shir-guddoomiyey Madaxweynaha Dowladda Puntland @HESaidADeni , oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland @HELugatoor waxaa lagu ansixiyey Miisaaniyadda Dowladda #Puntland ee sanadka 2027.
2
3
1
10
2,937
1/3 Madaxweynaha Dowladda Puntland @HESaidADeni , oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigenka DPL @HELugatoor , ayaa Shir-gudomiyey Shirweynaha qimeynta masharicda #WorldBank ee ka socda iyado ay Shirka ka qeyb galen dhaman Hay’adaha Dowladeed e ku shaqo leh masharicda World Bank.
2
5
1,980
2/3 Kulanka ayaa lagu soo bandhigay warbixino ku saabsan dhammaan mashaariicda socda, kuwa dhammaaday, kuwa qorsheysan iyo sidii loo waafijin lahaa Mashaariicda Siyaasadda Dowladda #Puntland uga degan hanaanka maamulida iyo hirgelinta Mashaariicda #WorldBank ,
1
212
3/3 waxaana la sameeyay Guddi farsamo oo sii horumarinaya hanaanka wada shaqeyn ee Dowladda Puntland iyo World Bank. - DHAMMAAD- - XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND-
128
1/2 Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane @HESaidADeni , ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Waaaradaha Arrimaha Gudaha, Caafimaadka , Qorsheynta , Deegaanka , Waxbarashada iyo Beeraha.
2
1
6
1,323
2/2 Kormeerka oo daaranaa dardargelinta shaqada iyo kor u qaadista adeegyada Dowladnimo ee loo hayo Bulshada, wuxuu Madaxweynuhu warbixinno kaga dhegaystay Masuuliyiinta Wasaaradaha uu booqday, kuwaas oo uga warbixiyey waxqabadka, caqabadaha jira iyo qorshayaasha u yaalla.
117
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, @HELugatoor , ayaa Shir-guddoomiyay shir heer wasiirro ah oo ku saabsan diyaar-garowga, ka hortagga khataraha iyo ka jawaabista saamaynta ka dhalan karta roobabka #ElNino ee la saadaalinayo. – at Somalia
4
2,422