Dhamadka ๐๐ก๐ข๐ซ ๐๐๐ง๐ง๐๐๐๐๐๐ค๐ ๐๐๐ซ๐ฌ๐จ๐จ๐ซ๐ค๐ ๐๐๐ฅ๐ค๐ ๐๐๐๐ ee labadi malin nogu socday magalada Muqdisho waxa laga soo saray War-murtiyed, waxa akhriyay oo saxafadda la wadaagay, Xeer-ilaliye Ku xigen ka Qaranka Mudane ๐๐ข๐๐ซ๐ข๐ข๐ฅ ๐๐ข๐ซ๐๐.
"Waan garwaaqsannahay caqabadaha waaweyn ee haysta Garsoorka iyo Cadaaladda Dalka, waxaana balanqaadeynaa in aan wax ka qabanayno inta awooddeena ah". โ ๐๐๐ฆ๐ฌ๐ ๐๐๐๐๐ข ๐๐๐ซ๐ซ๐, ๐๐๐ฒ๐ฌ๐๐ฅ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐ก๐ ๐๐
๐
#AnnualJudicialConference2025
Waxaa nagu soo biiray Raysal Wasaaraha XFS Mudane Xamse Cabdi Barre. Waxa uu kalmad ka jeedin doonnaa sidoo kalena si rasmi ah u soo xiri doonaa Shir Sanadeedka Garsoorka Dalka 2025.
#AnnualJudicialConference2025
#2025AnnualConferenceofJudges
Garsoore ๐๐ก๐ฎ๐๐๐ฒ๐ ๐๐๐๐๐ฅ๐ข๐ง ๐๐๐๐๐ง ayaa ๐๐ก๐ข๐ซ ๐๐๐ง๐๐๐๐๐๐ค๐ ๐๐๐ซ๐ฌ๐จ๐จ๐ซ๐ค๐ ๐๐๐ฅ๐ค๐ ka jeediyay Cilmi-baaris ku sabsaan Cadeemaha Elektaroniga ah ee Casriyaynta Garsoorka.
#AnnualJudicialConference2025
#2025AnnualConferenceofJudges
Enjineer Sakariye Cali Guray, ayaa ๐๐ก๐ข๐ซ ๐๐๐ง๐๐๐๐๐๐ค๐ ๐๐๐ซ๐ฌ๐จ๐จ๐ซ๐ค๐ ๐๐๐ฅ๐ค๐ ka jeediyay Cilmi-baaris ku saabsanayd 'Kaalinta Tiknoolajiyadda ee Casriyaynta Garsoorka.'
#AnnualJudicialConference2025
##2025AnnualConferenceofJudges #ModernizingJudgment
"Garsorku wuxu soo maray marxalado badan oo kala duwan, balse hadda waxa uu jooga heerkisa ugu wanaagsana, wana sii casriyeyn donna"๐๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐๐ก๐ ๐๐๐ฑ๐ค๐๐ฆ๐๐๐๐ ๐๐๐ซ๐ ๐๐๐ฅ๐ค๐, ๐๐ฎ๐๐๐ง๐ ๐๐๐๐ฌ๐ก๐ ๐๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ ๐๐ฑ๐ฆ๐๐
#AnnualJudicialConference2025
โWaxaa loo baahan yahay in dadkeenna ku jira siyaasadda inay diiradda saaraan danta qaranka iyo tan ummadda oo ay ugu horreyso caddaalada." โ ๐๐๐๐ซ๐ข๐ฅ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐ก๐ ๐๐ฎ๐ฎ๐ ๐๐ ๐๐๐ซ๐๐ง๐ค๐, ๐๐ฎ๐ฅ๐๐ฒ๐ฆ๐๐ง ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐๐ ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐ฎ๐
#AnnualJudicialConference2025
"Xukuumadda Dan Qaran muhiimad gaar ah ayay siisay garsorka, markii ugu horreysay oo caddaaladda iyo garsorka laga dhigo Tiir gaar ah, marki hore Amniga ayay hoos tagi jireen" ๐๐๐ฌ๐๐ง ๐๐๐๐๐ฅ๐ข๐ง, ๐๐๐ฌ๐ข๐ซ๐ค๐ ๐๐๐๐๐๐ฅ๐๐๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐๐ก๐ D ๐๐
๐
"Khaladadka ku dhaca shurucda dalkena waxa ka mid ah; in aan la tixigelin waqica jira ee wadanka. In aan loo samayn xeerka si ku habon bahida iyo caqabada dadka loo samaynayo, waxay keneysa in hadhow sharci naga awod badan ama u qalmin lasoo saaro." Sacid Birmad, Lataliye XHQ.
Qareen ๐๐๐๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐๐๐ก๐ข ๐. ๐๐ฎ๐ฑ๐ฒ๐ข๐๐ข๐ข๐ง (๐๐ฎ๐๐๐๐ฒ๐) ayaa hadda jeedinaayaa cilmi-baaris ku saabsan "๐๐๐๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐ก๐๐ซ๐๐ข๐ฒ๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐ฌ๐ซ๐ข๐ฒ๐๐ฒ๐ง๐ญ๐ ๐๐๐ซ๐ฌ๐จ๐จ๐ซ๐ค๐โ.
#AnnualJudicialConference2025
#2025AnnualConferenceofJudges
Waxaa Shirka lagu soo bandhigay Muuqaal Documentary ah oo ka hadlayay ๐๐๐ฌ๐ซ๐ข๐ฒ๐๐ฒ๐ง๐ญ๐ ๐๐๐ซ๐ฌ๐จ๐จ๐ซ๐ค๐, waxaana ka soo muuqday masuuliyiin kala duwan, khubaro dhanka sharciga iyo tiknoolajiyadda.
#AnnualJudicialConference2025
#2025AnnualConferenceofJudges
โMachadka Garsoorka waxaa u suurtagashay in uu ku biiro ururo caalami ah oo ay ka mid yihiin: Ururka Tababarka Garsoorka, Ururka machadyada garsoorka ee Carabta, Yurub, iyo Ururka garsoorka ee Afrika.โ
Agaasimaha M.G, ๐๐ก๐ฆ๐๐ ๐. ๐๐๐ฌ๐ฌ๐๐ง
#AnnualJudicialConference2025
Waxaa si rasmi ah noogu furmay maalinta labaad ee Shir Sanadeedka Garsoorka Dalka oo sanadkan cinwaankiisu yahay "๐๐๐ฌ๐ซ๐ข๐ฒ๐๐ฒ๐ง๐ญ๐ ๐๐๐ซ๐ฌ๐จ๐จ๐ซ๐ค๐ ๐ฐ๐๐ ๐๐จ๐จ๐ฃ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐๐๐๐๐๐ฅ๐๐๐๐".
#AnnualJudicialConference2025
#2025AnnualConferenceofJudges
"Garsoorka Hirshabeele waxa uu wajahayaa caqabado badan oo ay ka mid yihiin in uusan heysan xarumo uu ku shaqeeyo, xabsiyo iyo mushaar ku filan garsoorayasha"
C/laahi Maxamud Gudomiyaha M/ Sare ee Hirshabele.
#AnnualJudicialConference2025
Maalinta Labaad iyo Shir Sanadeedka Garsoorka Dalka 2025.
#AnnualJudicialConference2025
#ShirSanadeedkaGarsoorka2025
#CasriyeyntaGarsoorka
"Waxan ku amaanaya hay'adaha garsoorka dalka in ay ku guulaysteen iyada oo duruufo kala duwan jiraan 7dobadii sano ee ugu dambaysay qabashada ๐๐ก๐ข๐ซ ๐๐๐ง๐๐๐๐๐๐ค๐ ๐๐๐ซ๐ฌ๐จ๐จ๐ซ๐ค๐ ๐๐๐ฅ๐ค๐. Miisaaniyada dalka 80%.
#AnnualJudicialConference2025
#ModernizingJudgment
"Garsorku waa sax marxalado badan oo kala duwan ayuu soo maray, balse hada waxa uu jooga heer ay tahay in aan ku faanno. Balse waxa jirta helid xumo maaliyaded oo aad ugu qalmin." โ ๐๐ฎ๐๐๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐๐ก๐M/S, ๐๐ฎ๐๐๐ง๐ ๐๐๐๐ฌ๐ก๐ ๐๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ ๐๐ฑ๐ฆ๐๐
#ModernizingJudgment
Waxa hada inoo socda Dood Wadaaggeena 1aad, maalinta 1aad, waxana logu hadalaya "๐๐๐๐ช๐ข๐๐ ๐๐๐ซ๐ฌ๐จ๐จ๐ซ๐ค๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐ฌ๐ซ๐ข๐ฒ๐๐ฒ๐ง๐ญ๐โ.
Dooddan koowad:
1. Hon. Bashe Yusuf Axmed
2. Dr. Cali Yaasiin Sheekh
3. C/qafar Cilmi Xaange
๐๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ๐ข๐ฒ๐: Dr. Abukar Axmed
Xeer-ilaaliye Ku-xigeen ๐๐ข๐๐ซ๐ข๐ข๐ฅ ๐๐ข๐ซ๐๐ ๐๐๐๐๐ข ayaa ๐๐ก๐ข๐ซ ๐๐๐ง๐ง๐๐๐๐๐๐ค๐ ๐๐๐ซ๐ฌ๐จ๐จ๐ซ๐ค๐ ๐๐๐ฅ๐ค๐ ka jeediyay Cilmi-baaris ka saabsaneyd 'Waaqica Garsoorka iyo Casriyaynta'.
#AnnualJudicialConference2025
#ShirSanadeedkaGarsoorka2025
Guddoomiye Ku-xigeenka Bankiga Dhexe ee Soomaaliya ๐๐ซ. ๐๐๐ฅ๐ข ๐๐๐๐ฌ๐ข๐ข๐ง ๐๐ก๐๐๐ค๐ก ayaa ๐๐ก๐ข๐ซ ๐๐๐ง๐ง๐๐๐๐๐๐ค๐ ๐๐๐ซ๐ฌ๐จ๐จ๐ซ๐ค๐ ๐๐๐ฅ๐ค๐ ka jeediyay Cilmi-baris ka saabsaneyd 'Qimeynta Qondada Miisaniyadda iyo Casriyaynta Garsorka'.
#CasriyeyntaGarsoorka































