Abdinasir Good (@AbdinaserGood) header
Abdinasir Good (@AbdinaserGood) profile picture

Knowing yourself is the beginning of all wisdom . Senior Journalist jamhuuriya News paper, Dad,husband , Senior adviser of Nuradin schools .

hargeisa
Joined December 2019
Photo by Abdinasir Good (@AbdinaserGood)Photo by Abdinasir Good (@AbdinaserGood)Photo by Abdinasir Good (@AbdinaserGood)Photo by Abdinasir Good (@AbdinaserGood)Photo by Abdinasir Good (@AbdinaserGood)Photo by Abdinasir Good (@AbdinaserGood)Photo by Abdinasir Good (@AbdinaserGood)Photo by Abdinasir Good (@AbdinaserGood)Photo by Abdinasir Good (@AbdinaserGood)Photo by Abdinasir Good (@AbdinaserGood)
ARAGTI SHAQSI AH: HADDII AAN CAWA MADAXWEYNE KA AHAY SOOMAALIYA, MAXAAN SAMAYN LAHAA? Haddii aan ka soo jeedo beesha Hawiye, aan ahay Madaxweynaha Soomaaliya, isla markaana aan fadhiyo caasimaddii dalkii la odhan jiray Somali Italian, waxaan qaadi lahaa laba tallaabo oo aad u adag, qadhaadh, balse aan u arko inay fursad u abuuri karaan badbaadinta mustaqbalka dalka. Sababtu waa mid fudud: hoggaamiyaha aragtida dheer leh waa inuu yeeshaa qorshe badbaado oo mustaqbal fog ah, geesinimona u yeeshaa go'aannada adag. 1. Go'aanka Muqdisho — 9:00 subaxnimo Waxaan isugu yeedhi lahaa labada gole ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya (BFS), anigoo hor dhigaya qorshe qaran oo lagu soo afjarayo dagaallada siyaasadeed, lagu badbaadinayo dhiigga dhallinyarada Soomaliyeed, laguna dhisayo dawlad awood leh oo ku shaqaysa nidaam dimuqraadi ah. Waxaan dalban lahaa in la qaato saddex qodob oo waaweyn: 1- In la joojiyo siyaasadda ku dhisan isku dhacyada, colaadaha iyo iska horimaadyada joogtada ah. 2- In la aqbalo xaqiiqada siyaasadeed ee ah in Somaliland iyo Soomaaliya aanay hadda ku jirin hal nidaam siyaasadeed, lana wajaho mustaqbalka iyadoo xaqiiqadaas la tixgelinayo. 3- In mudnaanta koowaad la siiyo badbaadinta koonfurta Soomaaliya, dib-u-dhiska hay'adaha dawliga ah, amniga, dhaqaalaha iyo dib-u-heshiisiinta bulshada. Ujeeddadaydu waxay ahaan lahayd in dalka laga saaro xaaladda burburka, lana soo celiyo dawladnimo adag oo ku dhisan sharci, isla-xisaabtan iyo dimuqraadiyad dalkana laga sifeeyo kooxa argagixisadda ah. 2. Go'aanka Hargeysa aan kaga — 11:00 subaxnimo oo ah mid siheersare ah looga siishaqeeyey Oo ah xidhiidh diblomaasiyadeed waxaan si toos ah u tegi lahaa magaalada Hargeysa, halkaas oo aan kaga dhawaaqi lahaa aqoonsiga rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland. Tallaabadaas waxaan barbar dhigi lahaa heshiis amni iyo iskaashi milatari oo labada dhinac danahooda u adeegaya. Waxaan sidoo kale Somaliland kala xaajoon lahaa sidii loo heli lahaa iskaashi amni oo lagu taageerayo xasilinta koonfurta Soomaaliya, oo ay ku jirto codsi ku saabsan 15,000 oo askari oo gacan ka geysta beddelka ciidamada AUSSOM, Somaliland aqbasho inay iyaddu mushaharkoodda bixiso SL inta aan uhelayno cidkale oo naga caawisa muddo kooban intaas markaan ka helo dhinaca cirro iyo heshiishkii amniga labadda dal oo dhamaystiran, intaas ka dib dhamaan beelaha Soomaliyeed ee kale waxan iduri lahaa baaq degdeg oo inay ciidamadda isqorraan dalkana xorayntiisa isudiyaariyaan — hadafku wuxuu ahaan lahaa in la abuuro xidhiidh cusub oo ku dhisan is-aqoonsi, dan wadaag, amni iyo iskaashi goboleed, halkii labada dhinac lagu sii hayn lahaa colaad siyaasadeed oo aan dhammaad lahayn. 3. Galabnimadda Muqdisho — bilow cusub Markaan Muqdisho ku soo noqdo isla galinkaas, waxaan casho sharaf u samayn lahaa xildhibaannada, anigoo u bandhigaya qorshaha cusub ee dalka lagu badbaadinayo, kuna baaqaya in la furo bog cusub oo siyaasadeed. Waxaan doonayaa in la fahmo in awoodda hoggaamiyuhu aanay ku koobnayn inuu dadka cabsi geliyo, balse ay tahay inuu qaato masuuliyadda go'aannada adag, isla markaana uu dadka tuso jidka mustaqbalka. Tani waa aragtidayda in koonfurta Soomaaliya loo baahan yahay in dib looga dhiso dawladnimo, amni iyo nidaam dimuqraadi ah. Taasina waxay u baahan tahay hoggaan geesinimo leh oo diyaar u ah inuu wajaho xaqiiqooyinka siyaasadeed, xitaa marka go'aannadu qadhaadh yihiin. Mararka qaarkood, badbaadinta mustaqbalka waxay u baahan tahay in laga tanaasulo himilooyinkii shalay, si loo badbaadiyo jiilasha berri.
11
1
2
11
3,905
Xasan waa markhaatiga ee Nool ee maxkamadda sare #Xakamtunafsak .
87
זו העת להקמת ממשלת חירום לאומית. אעשה הכל כדי שנהיה ראויים 🇮🇱
1,252
1,510
230
13,834
575,327
Abdinasir Good retweeted
I’m going to @VoiceofHorn’s upcoming Space. Will you join too? nitter.gq/i/spaces/1YRElpdnqmlLk…

4
7
533
𝐀𝐪𝐨𝐨𝐧𝐬𝐢𝐠𝐚: 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐚𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐦𝐢𝐬𝐞 𝐁𝐚𝐚𝐫𝐥𝐚𝐦𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚? Somaliland haddii ay aqoonsi ka doonayso Maraykan wuxuu sharcigoodu gacanta u geliyay awooda aqoonsiga kaliya Madaxwaynaha, labbada aqal ee baarlamaanku ma hor istaagi karaan, kamana noqon karaan. Marar hore way dhacday in madaxwayne lagaga guulaystay labbada aqalba uu dalal u fidiyo aqoonsi sida George H.W. Bush oo 17 dal oo Eritrea ku jirto aqoonsaday iyada oo labbada aqalba Democrats-ku ka qabsadeen, sidoo kale inankiisii George W. Bush wuxuu 2008 Kosovo aqoonsaday iyadoo labbada aqalba lagaga guulaystay, haddana haddii Trump lagu qanciyo Somaliland wuxuu awood u leeyahay inuu aqoonsado oo Baarlamaanku ma joojin karaan. Baarlamaanka wadashaqayntoodu waa lamahuraan oo waxay ka soo galaan waa ansixinta miisaaniyada iyo hawlwadeena hawlaha safaarada iyo mashaariicda taasina waa mid ay fududaan karto inay ansixiyaan iyagoo eegaya danaha Maraykanka Dr.Abdiqani muuse.
2
2
270
Saaxiibadii Somaliland halkoodii ayey joogaan. Keliya laba ayaa laga guuleystay. Markaa Soomaali maryoolayda doorashada Mareykanka iyo guuldarada Trump ka dhex arka Somaliland, wax aydaan garanayn ha ka hadlin. Waa ummad wixii dunida ka dhacaba Somaliland ka dhex arka oo qaba “Somaliland Derangement Syndrome”. Ogadana in Somaliland waxa muhiimka ka dhigaa ay tahay goobta iyo dhulka istaraatiijiga ee ilaahay ku abuuray, dunida iyo Mareykankaba ayaa u baahan, waa arrin aan ku xidhnayn cida xilka haysa. X/Ibraahim baqardhe
70
Ninkani ma qoslo waa libaax lol 😄😄
1
78
Doorashooyinka Maraykanka ayaa muujinaya isbeddello siyaasadeed oo muhiim ah, iyadoo Xisbiga Dimuqraadiga (Democratic Party) uu guulo ka gaadhay doorashooyinkii u dambeeyay. Dhanka Somaliland, isbeddelladani waxay abuuri karaan fursado diblomaasiyadeed. Somaliland waxay taageero ku leedahay kooxo ka tirsan labada aqal ee Congress-ka Maraykanka (Congressional Caucuses), waxaana ka mid ah saaxiibbada Israel iyo Taiwan. Waxaa xusid mudan Israel Allies Caucus, oo leh afar wada-guddoomiye, iyo Congressional Taiwan Caucus, oo ka kooban 130 xildhibaan oo ka tirsan Aqalka Wakiillada. Sidaas darteed, Somaliland waxay leedahay fursado ay ku xoojin karto xidhiidhkeeda Washington, iyadoo ka faa'iidaysanaysa taageerada saaxiibbadeeda caalamiga ah ee Israel iyo Taiwan iyo xidhiidhka ay la leedahay labada xisbi ee Maraykanka.
2
2
327
Abdinasir Good retweeted
Ka waran haddii aan Soomaali ahaan lahaa ? 🤔 Haddii aan ahaan lahaa Soomaali ku faanaya diintiisa iyo qowmiyaddiisa weligay ma iloobeen in Somaliland ay ahayd bilowgii soo gelitaanka Islaamka. 🕌✨ Laga soo bilaabo magaalada "Saylac" oo ahayd iriddii taariikhiga ahayd ee ugu horreysay ee Islaamka ee gobolka, ilaa guusheeda casriga ah ee dhisidda nidaam maamul oo kulminaya xigmadda odayaasha dhaqanka ( Golaha Guurtida ) iyo hay'adaha dimuqraadiga ah ee casriga ah.🏛️🤝 Hargeysa waxay muujisay awoodda ay u leedahay abuurista xasilooni ay deegaanada kale waayeen. 🕊️🌟 Qaadashada nidaamkan guulaystay ee amniga iyo maamulka, iyo ka faa'iidaysiga kaabayaasha dhaqaalaha sida dekedda Berbera, waxay damaanad qaadaysaa is dhexgal dhaqaale oo soo afjara colaadaha soona jiita maalgashiga caalamiga ah. ⚓📈🌍 Ka gudbidda caqabadaha is qabqabsiga siyaasiyiinta gobolka iyo aqoonsiga guusha qaab dhismeedka Somaliland ma aha doorasho kaliya, balse waa waddada ugu gaaban ee loo maro nabad iyo horumar waara oo loo dhan yahay. 🛤️💡🌱
3
11
1
69
1,425
General Araweelo Taliyaha ciidanka police-ka ee gobolka Awdal oo hadlay goordhawayd.
1
2
427
إخواننا وأحبتنا من صوماليلاند يشاركوننا فرحتنا بمناسبة يوم العلم الإماراتي… كل الحب والتقدير والاحترام لهم ولشعبهم العزيز وبإذن الله سنحتفل معهم قريباً بفرحتهم الكبرى التي طال انتظارها😁❤️🇦🇪🤲🏻🕊️
19
28
4
139
6,807
Xaaladda Somalia oo sii adkaanaysa ka dib bixitaanka ciidanka midawga afrika . Hadaad xasuusataan dhawr habeen ka hor waxan usoojeediyey inuu xalka ugu dhawyahay inuu xasan sheekh aqoonsadda Somaliland taas bedeelkeedana Somaliland ay Amniga goobaha Aussom ka baxayso ku wareegto.
60
Professor @HassanKeynan2 waraysi uu siiyey Galayn Media ayuu hadalkaas ku sheegay sanadkii hore badhtamihiisii intii aan la,aqoonsan jamhuuriyadda Somaliland
75
Soomalia oo ka tanaasushay cadayntii udanbaysay ee sheegashadda midawgii fashilmay ee Jamhuuriya Soomalidda "Somali Reuplic" tani waa god kii ugu danbeeyey oo ay ka kacday failed state somalia.
204
Sawirkani ma aha sawir caadi ah; waa qayb ka mid ah xusuusta iyo taariikhda Jamhuuriyadda Somaliland. Waa sawir dib inoo xusuusinaya maalintii taariikhiga ahayd ee 18-kii May 1991, markii shirkii taariikhiga ahaa ee Burco lagaga dhawaaqay dib ula soo noqoshada madaxbannaanida Somaliland. Waxay ahayd maalin ay isugu yimaaddeen halgamayaal, cuqaal, waxgarad iyo bulshada qaybaheeda kala duwan, iyagoo mideeyey himiladooda ku aaddan mustaqbalka Somaliland. Burco maalintaas waxay noqotay goob taariikhdeeda aan laga tirtiri karin xusuusta ummadda reer Somaliland. 18 May 1991 – Maalin taariikhdu xusi doonto, jiilba jiilna u gudbin doono.
1
137
Israel’s Ambassador to Somaliland, Michael Lotem, presented his credentials to President Abdirahman Mohamed Abdullahi last week in a historic ceremony at the Presidential Palace in Hargeisa. The ceremony marks another important step in strengthening relations between Israel and Somaliland, following their mutual recognition on December 26, 2025. Since then, ties between the two countries have continued to develop. Foreign Minister Gideon Sa’ar made a historic visit to Somaliland in January 2026, while Somaliland opened its embassy in Jerusalem during President Abdullahi’s visit to Israel in June 2026. Following the presentation of credentials, a cornerstone-laying ceremony was held for Israel’s new embassy in Hargeisa. Foreign Minister Gideon Sa’ar said: “Israel is determined to develop and strengthen its relations with Somaliland. “The appointment of ambassadors, in accordance with the agreement reached when our countries established mutual recognition, is another important step in deepening the ties between us.”
120
468
76
1,651
139,095
H.E. President Abdirahman Mohamed Abdillahi’s receipt of the credentials of H.E. Michael Lotem, Ambassador of the State of Israel to the Republic of Somaliland, marks a historic milestone in our nation’s diplomatic journey. This occasion carries profound significance for our nation and its people, translating diplomatic recognition into formal representation and laying the foundation for an enduring partnership. Guided by mutual respect, sovereignty and shared interests, we look forward to turning this diplomatic progress into tangible benefits for our peoples while advancing peace, security and prosperity across our region. I invite all Somalilanders to join me in extending a warm welcome to H.E. Ambassador Michael Lotem. We wish him every success in his mission and look forward to working together to strengthen the friendship and cooperation between our two nations.
11
96
454
7,934
Abdinasir Good retweeted
On behalf of WADDANI Party, I extend my sincere congratulations to His Excellency President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro) on the formal acceptance of the Letters of Credence of His Excellency Michael Lotem, Ambassador Extraordinary and Plenipotentiary of the State of #Israel, and the laying of the cornerstone of the Israeli Embassy in Hargeisa, #Somaliland Republic. These historic milestones represent further progress in deepening #Somaliland–Israel relations, reinforcing diplomatic ties, friendship, and mutual recognition.
10
21
102
13,165
Today, November 1, 2026, marks another historic day in the diplomatic history of the Republic of Somaliland and the State of Israel. Today, Israel’s first ambassador to Somaliland, representing a UN member state, has officially been accepted. Furthermore, Israel has appointed its representative as an Ambassador Extraordinary and Plenipotentiary, a diplomatic title reflecting the high level of authority and responsibility entrusted to an ambassador. This development demonstrates the importance Israel attaches to its diplomatic relations with the Republic of Somaliland and marks another significant step in strengthening bilateral ties. November 1, 2026 – A historic date in Somaliland–Israel relations.
1
101
#Takethedealnow Tani waa fursad naadir ah oo uhelayo @HassanSMohamud @TheVillaSomalia Fadlan qaado oo aqoonso Somaliland taas bedelkeedda adna ka hel ciidamo gaadhaya 15,000 nabad ilaalin oo aad kaga maaranto hawlgalka AUSSOM , Wixii farsamo ah hoos ugu daadagi maayo labadiina dawladood ayaa gudiyo usaaridoona. @h_warsame @foritssake tani way shaqayn kartaa waana hiil soomaliyeed oo ah win win ah ✅️

455