Apply for the United Nations Assistant Secretary General for Youth Affairs Position 2023 unitednationscareers.com/app…
19
Deputy Mayor of Social Affairs and Awareness of the BRA Mr. Abdiasis Osman opened a meeting organized by the Special Envoy for Drought & Institutional Relations of BRA Mrs. Yasmeen Jama and the issues of drought were discussed.
3
Oodkicii la fuuqsan iyo dheeyladii la feenan jiray ma waxaa badalay shuwaarmo iyo shaax rinji ah? 🙈😁🏃
Bal wariyahena Gunno-xajis ha inoo sharaxo?
Dhaqista lacagaha iyo Dhismaha Guryaha Siyaasiyiinta.
Marka laga hadlayo lacag dhaqista (Money laundering) ma'ahan sida dadka inta badan ay u garanayaan oo ah in lacag blac..
@MoF_Somalia @somaliafrc @DrBeileh @AAbdishakur @MohamedHRoble @HassanSMohamud
👇
m.facebook.com/story.php?sto…
Waa Xubin ka tirsan kooxda CBB kuwaas oo ka shaqeeya marin habaabinta shacabka iyo caayda madaxda ka aragtida duwan Md. farmaajo, kaliya si ay lacag u helaan.
Ookiyaalihii doorashada somaliya lagu wiideeynaayey habeen hore ayaa mid inkaar qabe ah isha kala baxay. Kkkkk
Isha haleysan hala habeeyo, isha kalana doorashada ha lagu dardargeliyo.
Duqa maalintii uu baasaboorkiisa iska jeexjeexay ayuu go'aansaday inuu isdhajiyo.
Adba, adoo airportka dhexdiisa basaborkaga isaga jeexjeexay diyaarada ka dag ma yeeli laheyd.
Adiguba caqlaad leedahee isdhajis maxaa dhaama!
War ninkan basaborkisa aan isaga cusbooneysiino. lolz
1
Waxan saxiibkey Abdirisaq ugu Hambalyeynayaa guusha waxbarasho ee uu gaaray heerka koowaad ee jaamacadda, waxana u rajeynayaa guulo kale oo badan insha'allah.
2
3
Abukar Abdi Ali ,Waxan kugu Hambalyeynayaa guusha waxbarasho ee aad gaartay, waxana kuu rajeynayaa guulo kale oo isdaba joog ah insha'allah.
1
Yaabka yaabkiis.
You’re unable to view this post because this account owner limits who can view their posts. Learn more
2
Hotelada qaar wax caadiya maaha koob shaaha baa inta lacag qaali ah lagaa siiyo, ayaa hadana adoo dhax marsiinaayo lagaa dafaa, maba lagu sugaayo inta aad ka heensaneysid shaaha.
Shalaa liiga dafaye, waaba hadaa dhulka u ogolaado galabta 😃
"Hebel waan is naqaaanaa" iyo "Hebel saaxiibo ayan nahay" waxan ku ogaa labo hadal oo kala macna ah.
Waa liidnaan iyo dhaqan xumo in qof kaliya aad istaqaanaan aad saaxiibsato adiga oo dad kale magac iyo maqaam uga dhex raadinaya.
RW Rooble oo aqoon iska daaye aan xitaa ....
Anoo isleh niyahow kafee iyo keeg (Coffee & Cake) waaba ku fashilantaye bal markaan tirikooto iyo buug kilkisha la gishto ilbaxnimadii xumeyd ka raadi ayan muuqaalkaan arkay islamarkii waxan ka shalaayay haafafkii qaaliga ahaa ee aan soo shalay soo gatay. 🙈😀
1/1
1
3

















