Uneexo retweeted
The African Union Commends One-Person, One-Vote Elections and Rejects Foreign Interference in Somalia.
The African Union has welcomed Somalia's direct local council elections and President Hassan Sheikh Mohamud’s outreach efforts ahead of the 2027 national elections, while firmly opposing any foreign interference threatening the nation's sovereignty.
KEY AU POINTS ON SOMALIA:
> Elections & Outreach: Commends the first direct local council elections and supports ongoing dialogues with political and civil society groups toward the 2027 national elections.
> Sovereignty: Rejects all external efforts to divide Somalia or undermine its territorial integrity.
> AUSSOM & Transition: Endorses the joint African Union Support and Stabilisation Mission in Somalia (AUSSOM) transition plan, approving Phase One (Nov–Dec 2026) and Phase Two (Jan–Dec 2027), with Phase Three following post-2027.
> Solidarity & Respect: Reaffirms steady backing for Somali-led peace and stability while strictly respecting the nation's political independence and unity. @_AfricanUnion @AUC_PAPS
Ask for me this guy; he 🚫 me.
What is your clan’s contribution to the SNA? 0% or ~ 2%?
Daarood rejected to join the SNA because HSM is Hawiye; therefore, the gov is a Hawiye gov.
Don’t cry. 1,000s of Hawiye are dying for 🇸🇴. They have the right to hold all security positions.
Wow. The Garissa Mafia Takfiri Sheikh wants FGS 🇸🇴 to teach SNA soldiers "Wahhabi Tawhid"; the same Tawhid as al-Shabaab and ISIS. It’s the same Tawhid that is killing them.
It’s the same Tawhid that has killed more than 100,000 Somalis over the past 35 yrs. Can you believe this?
Uneexo retweeted
#Kenya has placed former Southwest State leader Abdiaziz Laftagaren under house arrest to ensure his clan militias continue fighting the federal government in concert with Al-Shabaab — said #Somalia's outgoing Defence Minister Ahmed Moalim Fiqi, who added that if he were free, he would be the first person to oppose such a war.
This comes just a day after Somalia’s Parliament Speaker, Abdulkadir Mohamed Nur, accused Kenya of hosting terrorists and working in concert with Al-Shabaab to undermine the Somali government.
Qosolka aan idinka dhameeyee🤣😂.
Reer Baraawe iyo Beesha Daarood ee hoos ka muuqata kee baa dhihi lahayd waa Carab asal koodu?.
Bililiqada meel walba gaartey. Anaga hadaan reer Baraawo nahay saacadaan laga bilaabo Carab ma sheegaheeno hadiiba Daarood saan Carab ku noqdeen.
Darood Somali ceeb bay ku yihiin. Bal waxa 70 jirradan isugu sheekaynayaan eega.
Dee hadaad Carab tihiin aada dhulka Carbeed. Waddankan Somali baa iska leh Somaliduna Carab maaha.
War Hawiyow kuwan waxba ha siinina iyagaa qirtay inay san Somali ahayne. اناصومالي وأكره العبيد
1
12
1,313
Somalia’s current clan-based FGS is gone. 🇸🇴 will move to a new federal system. Are we going back to the 18-region federal system, or are we moving toward a North-versus-South federal system? I don’t know, but the current federal system imposed on us by 🇪🇹🇰🇪 is definitely dead.
Darood Somali ceeb bay ku yihiin. Bal waxa 70 jirradan isugu sheekaynayaan eega.
Dee hadaad Carab tihiin aada dhulka Carbeed. Waddankan Somali baa iska leh Somaliduna Carab maaha.
War Hawiyow kuwan waxba ha siinina iyagaa qirtay inay san Somali ahayne. اناصومالي وأكره العبيد
Garrisa Mafia iyo kuwa Xadka 🇪🇹 iyo 🇰🇪 ka soo gudbey ee 4.5 ka soo cidhiidhsaday, waan idiin sheegay in aad farta dhexda ka qanini doontaan.
Ahmed Macalin Fiqi wuxuu noqon doonaa I qarso.
Reer Muqdisho ma qoraan 🇰🇪 iyo 🇪🇹. Waa mulkiilayaasha 🇸🇴. Ha ku khaldamina.
Kuwa Garissa & DDS naga soo galay ee raba in ay siyaasad ku gaadhaan 🇪🇹 & 🇰🇪.
Yuweri Muzaveni wax ha idin siiyo.
Waa laga maarmay 🇰🇪 & 🇪🇹 ka 4.5 system ka nagu soo galay.
Ninkii 🇸🇴 ku dhashay hadal baa noo furan. Kii kale se, inuu laabto ama edaab nagula noolaado ayaa u furan.
Uneexo retweeted
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo caawa yeeshay kulan aan caadi ahayn ayaa ansixiyey Hindise-Sharciyeedka wax ka beddelka Xeerka Ururrada iyo Xisbiyada Siyaasadda iyo wax ka beddelka Xeerka Doorashooyinka Qaranka ee Lr.28 Nofeembar 2024.
War kala qabta wadaniyiintii N&N😂🤣.
𝐅𝐀𝐑𝐌𝐀𝐀𝐉𝐎: 𝐖𝐀𝐃𝐀𝐍𝐈𝐘𝐀𝐃 𝐀𝐀𝐍 𝐖𝐀𝐀𝐑𝐈𝐍!
Saaxiibkay hore Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo, aaway wadaniyaddii iyo shisheeye nacaybkii muddo dheer astaanta siyaasadeed u ahayd?
Run ahaantii, lagama filaynin inuu si fudud uga guurayo mabaadi’dii siyaasadeed ee ay dad badan darteed ku taageereen. Dadka qaar waxay moodayeen inuusan sidaas mutuxan banaanka isku soo dhigaynin.
Taagero badan oo uu shacabka Soomaaliyeed ka helay Madaxweyne Farmaajo waxaa saldhig u ahaa diidmadii ka dhalatay 𝑯𝒆𝒔𝒉𝒊𝒊𝒔𝒌𝒊𝒊 𝑲𝒂𝒎𝒑𝒂𝒍𝒂 𝒆𝒆 2011𝒌𝒊𝒊. Waa nasiib darro in sanadka 2026, uu Madaxweyne Farmaajo soo dhaweeyo 𝐰𝐚𝐣𝐢𝐠𝐚 𝐥𝐚𝐛𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐊𝐚𝐦𝐩𝐚𝐥𝐚, iyadoo Xasan lagu xumaynayo.
Wadaniyadda waa mabaadi’ ee maahan afkaar is rog-rogta oo hadba danta shakhsiga ah la jaanqaadda ama Aqalka Madaxtooyada logu soo hilmaamo
Hogaamiyaha siyaadada ku waara waa midka ilaashada taariikhdiisa suubban.
I told you these Wahhabi takfiris in Eastleigh are businessmen in sheikh attire.
See the advertisement; see the Wahhabi song.
The AmalVillage is an Ictisaam-led failed project that has been ongoing for yrs. They're seeking investment & trying to lure people with religious attire.
Uneexo retweeted
The National Independent Electoral and Boundaries Commission @NIEBCSomalia has extended the deadline for political associations to submit registration documents to 30 November 2026.
Associations seeking to contest the elections for both Houses of the Federal Parliament should submit and complete their documents within this period.
Garissa Mafia Takfiri Mufti:
"FGS’s and some regional states constitution contain kufr, whereas Puntland’s constitution is halal and free of kufr."
The Garissa Mafia was humiliated in Lasanod, NE State. Firdhiye did not want to meet him; he then went to Said Deni.
Warbaahinta Kenya NIS ka mushar qaadata ee ay hor boodayaan dad aan xuduudka 🇸🇴 kuba dhalan ha ogaato kulanka Madaxweyne HSM & Yoweri Museveni inuu khuseeyo keliya ciidamada AUSSOM & kala guurka 2027.
Ma aha wax khuseeya Mucaarad iyo Muxaafid. Meesha Farmaajo ma joogo.
#DEGDEG: Ilo diblomaasiyadeed oo xog ogaal u ah kulankii Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa kusoo dhammaaday isfaham.
Madaxweyne Xasan ayaa aqbalay gogol uu garwadeen ka yahay Museveni oo la isugu keeno dhammaan kooxaha mucaaradka ah, wuxuuna ka tanaasulsy dhammaan ajandihiisii keli-doorasho. Madaxweyne Xasan Sheekh waxa uu codsaday in wadahadalka Soomaalidu ka dhaco magaalada Muqdisho.
Yoweri Museveni ayaa sida ay wararku tilmaamayaan aqbalay inuu usoo safro Muqdisho, waxaana la isla meel dhigay in la guda galo farsamada gogoshan.
Sida xoguhu tilmaamayaan Madaxweynaha waqtigiisii dhammaaday ayaa ku deddaalaya in wadaxaajoodka siyaasadeed iyo dib u heshiisnta dhinacyada dagaallamaya aan la isku xidhin.









































