Yaa @HESharifShAhmed ka hor istaagay inuu hoggaamiyo Golaha Mustaqbalka ee Mucaaradka Dowladda @HassanSMohamud.. goobjooge.net/yaa-sheekh-sha…
Saddexda Qodob ee ugu culus War-murtiyeedka Shirka Kismaayo ee Golaha Mucaaradka goobjooge.net/saddexda-qodob… via @Goobjooge.net: Somali News
#Puntland oo beenisay inay ciidankeeda qabsadeen Markabka Hubka sida ee #MVSeaWorld, baaqna u dirtay Dowladda #Somaliya #Turkiye
goobjooge.net/puntland-oo-be…
Fahad Yaasiin oo Siciid Deni ku dhaliilay Markabka Hubka ee #Puntland qabsatay, lana saftay Dowladda Federaalka #Somalia
goobjooge.net/fahad-yaasiin-…
Dowladda #Somalia oo #Puntland ku eedeysay Burcad-Badeenimo (War-saxaafadeed xambaasan Digniin iyo Dalab ah in in si degdega loo sii daayo Markabka Hubka ee Puntland qabsatay
goobjooge.net/dowladda-somal…
Taliyaha Ciidamada #Uganda oo Mareykanka ugu hanjabay inay Ciidamadooda kala baxayaan #Somalia
goobjooge.net/taliyaha-ciida… via @Goobjooge
FAAHFAAHIN: Qarrax is-miidaamin ah oo #Alshabab ku qaaday Kuliyadda Jaalle Siyaad ee #Mogadishu iyo Saraakiil Caddaan ah oo...
goobjooge.net/faahfaahin-qar…
Wado cusub iyo Buundo laga dhisayo jidka isku xira Isgoysyada Shaqaalaha iyo Sheekh Cali Suufi ee magaalada #Mogadishu
goobjooge.net/wado-cusub-iyo… via @Goobjooge
DEGDEG: #Alshabaab oo sheegatay inay la wareegtay degmada #Moqokori iyo Wararkii ugu danbeeyay dagaallada socda..
goobjooge.net/degdeg-alshaba…
Faahfaah: Weerarro iyo Qarax is-miidaamin ah oo Al-Shabaab ku qaaday #Moqokori iyo degaanka Gumarre (Hoggaamiye ka tirsan Macawisleyda #Hiiraan oo lagu dilay)
goobjooge.net/faahfaah-qarax…
Dagaalkii Siyaasadeed @HassanSMohamud iyo @HESaidADeni oo gaaray Gobolka #Sanaag iyo Xiisad ka taagan qorshe ka bilowday #Ceelbuh
goobjooge.net/dagaalkii-siya… via @Goobjooge
Shirkii Madaxweyne @HassanSMohamud iyo Madasha Mucaaradka oo la isku mari waayay iyo Qodobka sababay (Ma burburay mise..?)
goobjooge.net/shirkii-madaxw… via @Goobjooge
Dhalinyarro careysan oo bannaanbax ka dhigaya magaalada #Mogadishu iyo ciidanka dowladda #Somalia oo Rasaas u adeegsaday
goobjooge.net/dhalinyarro-ca… via @Goobjooge
FAAHFAAHIN: Dad yar oo ka badbaaday Diyaaraddii Ciidamada #Uganda #AUSSOM ee ku burburtay Garoonka @Mogadishu
goobjooge.net/faahfaahin-dad… via @Goobjooge
Madaxweynaha Soomaaliya @HassanSMohamud oo Calan-saarkii iyo xuskii ugu weynaa u sameeyay Xuska 1-da Luulyo (Sawirradii Xalay iyo Maanta) goobjooge.net/madaxweyne-xas…
Madaxweyne @HassanSMohamud oo Calan-saarkii iyo xuskii ugu weynaa u sameeyay Xuska 1-da Luulyo (Sawirradii Xalay iyo Maanta)
goobjooge.net/madaxweyne-xas… via @Goobjooge #1July
Ra’iisal wasaaraha #Qatar oo qaabilay Madaxweynaha #Somaliland iyo dowladda Qatar oo xaqiijisay Midnimada #Somalia
goobjooge.net/raiisal-wasaar… via @Goobjooge
Madaxweyne ku xigeenkii labaad ee #Jubaland oo ku geeriyooday #Nairobi iyo Madaxweyne @HassanSMohamud oo Qoraal kasoo saaray, una aqoonsaday...
goobjooge.net/madaxweyne-ku-… via @Goobjooge
Dowladda #Qatar oo u yeertay Madaxweynaha #Somaliland @Abdirahmanirro Cirro iyo ujeedka socdaalkiisa
goobjooge.net/dowladda-qatar… via @Goobjooge
Dood ka dhalatay kulan Wasiir Jaamac @Amohamednur la yeeshay Madaxweynaha iyo Wasiirka Arrimaha dibadda Dalka #turkiye (Arrin uu qarxiyay @AAbdishakur )
goobjooge.net/dood-ka-dhalat… via @Goobjooge
