Mohamud Aidid Dirir (@Mo_Dirir) header
Mohamud Aidid Dirir (@Mo_Dirir) profile picture

Minister of Youth, Sports and Tourism - Puntland. @MOYSTPuntland

Garowe
Joined September 2015
Photo by Mohamud Aidid Dirir (@Mo_Dirir)Photo by Mohamud Aidid Dirir (@Mo_Dirir)Photo by Mohamud Aidid Dirir (@Mo_Dirir)Photo by Mohamud Aidid Dirir (@Mo_Dirir)Photo by Mohamud Aidid Dirir (@Mo_Dirir)Photo by Mohamud Aidid Dirir (@Mo_Dirir)Photo by Mohamud Aidid Dirir (@Mo_Dirir)Photo by Mohamud Aidid Dirir (@Mo_Dirir)Photo by Mohamud Aidid Dirir (@Mo_Dirir)Photo by Mohamud Aidid Dirir (@Mo_Dirir)
facebook.com/share/r/1FwH2di… This was a great Lesson learned by Trump. Somalis are most difficult people to face with open hostility which is unlikely no one can defeat them
62
facebook.com/share/v/1A2SiPc… Ishii bugtaay ku bikaacso. Hanbalyo Ilhan Omar guusheedu Waa Guuleed soomaaliyeed Waana jabka cunsuriyiinta.
81
Wasaaradda dhalinyarada Ciyaaraha iyo dalxiiska Dawladda Puntland ayaa saaka shir la qaadatay shirkadaha dalxiiska ee ka diiwaangashan Puntland, si loogu diyaargarobe Todobaadka Dalxiiska Puntland oo ku beegan 18th November 2026
1
2
4
290
Cida fashilantahay waa dawlad ku sheegtii muda xileedkeedu dhamaaday ee xabaalaha kala soo baxday maytida, ku duushay dawlad goboladeedyada, shabaabna heshiiska kula jirta, madaxda pl waxay ku guulaysteen difaaca dawladnimada pl oo ay ka ilaalisay dilaalayda iyo argagixiso.
3
6
4
27
3,683
Kuwa xabaalaha ka baayac mushtara ee diihaal qabeenka ah ee fakhriga ka baqaya u dir kuwaas baa baahane
2
187
facebook.com/share/v/1LWVSRH…. Turkigu koonfurta soomaaliya wuu adoonsada
1
2
273
facebook.com/share/r/1DoRrV9… la kala Dheere orodse maaha waa Han himilo iyo hogaamin suuban
1
243
Our man in Havana has introduced himself as the speaker of the Somali Parliament for the next four years
1
230
facebook.com/share/v/1EKCjmr…. Relationship between Turkey and Somalia Turkey is benefiting, Turkey is looting Somali Resources, now Somalia is a supper market belong to Turkey, Turkey corrupted Somali politics and governance system. No one likes Turkey.
1
190
Meel kasta ha ka yimaado meel qofka Soomaaliga ahi soomaalinimadiisa ku joogo fursadna uu abuurankaro waa Puntland.
3
2
9
480
facebook.com/share/p/18M9s3t… Maroodigu takarta saaran ma arko ee kakale ta saaran buu arkaa, Goorma ayey aragti qaran yeesheen kooxda cali ka tirsanyahay ee xasan dal xaraashe hogaamiyo ummadii soomaaliyeed mid ay xabaalaha kala soo baxaan iyo mid ay ifka ku barakiciyeen bay kadhigeen
2
5
422
facebook.com/share/r/18eu3zT… musuqmaasuqa iyo dawlad xumada waxaa ka dhasha foolxumadaa
146
Puntland’s Minister of Youth, Sports and Tourism @Mo_Dirir launched a training for 30 youth on conflict resolution and peacebuilding, training was implemented by the Ministry in partnership with the Somalia Stability Fund (SSF). #Puntland #YouthEmpowerment #Peacebuilding
1
2
213
The Minister of Youth, Sports and Tourism of Puntland, @Mo_Dirir, received a briefing on departments of the ministry. #Puntland
2
1
2
258
Garowe, April 7, 2025: #Puntland’s Minister of Youth, Sports & Tourism, Mahmoud Aidid Dirir, officially assumed office after taking over from former Minister Hodan Said Hassan. Deputy Minister Mohamed Mahmoud Daad also assumed office from former Deputy Minister Said Salax Seed.
2
138
facebook.com/share/v/1GhNkW1… the situation in Somalia’s Southwest State has indeed became very tense and concerning. This is a serious escalation between the federal government of Somalia in Mogadishu and Southwest State of Somalia.
174
Waxaan u hanbalyeynayaa Madaxwaynaha Koonfur galbeed Mudane Cabdicasiis Laftagareen go’aanka geesinimada leh ee uu qaatay in uu qabto doorashada Dastuuriga ah ee Koonfur galbeed iyo magacaabida gudigii doorashada qabanlahaa.
6
1
17
1,189
Xildhibaanadii Dawladda federaalka ku metelayey Puntland ayaa caawa xasan sheekh ku weeraray Hotel Airport.
12
5
7
21
4,466