SOLNA-Somaliland News Agency (@SolnaAgency) header
SOLNA-Somaliland News Agency (@SolnaAgency) profile picture

This is the official @X account of Somaliland News Agency (SOLNA).

Hargeisa, Somaliland
Joined February 2023
Photo by SOLNA-Somaliland News Agency (@SolnaAgency)Photo by SOLNA-Somaliland News Agency (@SolnaAgency)Photo by SOLNA-Somaliland News Agency (@SolnaAgency)Photo by SOLNA-Somaliland News Agency (@SolnaAgency)Photo by SOLNA-Somaliland News Agency (@SolnaAgency)Photo by SOLNA-Somaliland News Agency (@SolnaAgency)Photo by SOLNA-Somaliland News Agency (@SolnaAgency)Photo by SOLNA-Somaliland News Agency (@SolnaAgency)Photo by SOLNA-Somaliland News Agency (@SolnaAgency)Photo by SOLNA-Somaliland News Agency (@SolnaAgency)
OFFICIAL STATEMENT | 19 November 2026 The Republic of Somaliland rejects the Somalian Government’s claims of jurisdiction over its sovereign affairs. Somaliland exercises exclusive authority over its territory and foreign relations.
114
Dawladda Isutagga #Imaaraadka_Carabta ayaa sheegtay in ay safaaraddeedii #Muqdisho xidhay 10 bilood ka hor, isla markaana ay shaqaalaheedii kala baxday bishii January 2026.
88
Israel’s Ambassador to Somaliland, Michael Lotem, presented his credentials to President Abdirahman Mohamed Abdullahi last week in a historic ceremony at the Presidential Palace in Hargeisa. The ceremony marks another important step in strengthening relations between Israel and Somaliland, following their mutual recognition on December 26, 2025. Since then, ties between the two countries have continued to develop. Foreign Minister Gideon Sa’ar made a historic visit to Somaliland in January 2026, while Somaliland opened its embassy in Jerusalem during President Abdullahi’s visit to Israel in June 2026. Following the presentation of credentials, a cornerstone-laying ceremony was held for Israel’s new embassy in Hargeisa. Foreign Minister Gideon Sa'ar said: “Israel is determined to develop and strengthen its relations with Somaliland. “The appointment of ambassadors, in accordance with the agreement reached when our countries established mutual recognition, is another important step in deepening the ties between us.”
1
5
197
Press Release: Regulatory Directive on Airline Ticket Issuance, Travel-Agent Licensing, and Compliance
152
Madaxweynaha JSL ayaa dalka dib ugu soo laabtay, kadib safar shaqo oo taariikhi ah oo uu ku tegay dalka maraykanka kaddib.
1
132
The Government of the Republic of Somaliland welcomes President Trump’s acknowledgement of Somaliland as a distinct country. We look forward to deepening engagement with his Administration on shared interests in regional peace, security, and trade.
1
95
Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta JSL oo kulan la yeelatay Madaxa Xafiiska Ingiriiska ee Somaliland. Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta, ahna Af-hayeenka Xukuumadda JSL Mudane Barkhad Jaamac Batuun ayaa kulan muhiim ah kula yeeshay Xafiiskiisa Madaxa Xafiiska Ingiriiska ee Hargeysa Ms. Louise Hancock. Kulanka ayaa lagaga wada hadlay arrimo ay ka mid yihiin Xeerka Saxaafadda Somaliland ee horyaalla Golaha Wakiillada JSL, iyo sidii loo xoojin lahaa horumarinta iyo tayeynta bahda saxaafadda. Sidoo kale, waxa ay Wasaaraddu la wadaagtay qorshe mustaqbalka dhow lagu hirgelinayo dugsi lagu barto culuumta saxaafadda, iyada oo Wasaaraddu diyaar u tahay in ay ku deeqdo goobta lagu dhiganayo. Waxaa kale oo kulanka lagu soo qaaday sidii tababarro joogto ah loo siin lahaa Saxaafadda, kuwaas oo kor loogu qaadayo aqoonta iyo xirfadaha hawl-wadeennada saxaafadda. Labada dhinac waxa ay sidoo kale isla qaateen muhiimadda ay leedahay in la xoojiyo xidhiidhka iyo wada-shaqaynta dhow ee u dhexeeya Wasaaradda iyo Xafiiska Ingiriiska, si loo horumariyo iskaashiga dhinacyada warbaahinta iyo is-dhaafsiga aqoonta iyo khibradaha. Dhanka Wasaaradda, kulanka waxaa Wasiirka ku wehelinayay Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda Mudane Muuse Askar Guuleed, Agaasimaha Guud Mudane Cabdisalaan Maxamuud Ducaale, La-taliyaha Wasiirka iyo qaar ka mid ah Agaasime-waaxeedyada Wasaaradda. Dhinaca kale, Xafiiska Ingiriiska waxaa ka socday: Madaxa Xafiiska Ingiriiska Ms. Louise Hancock iyo Sarkaalka u qaabilsan arrimaha Siyaasadda iyo War-isgaadhsiinta Mr. Muxumed Maxamed (Khadar). Markii kulanku soo dhammaaday, wafdiga Madaxa Xafiiska Ingiriiska ayaa booqasho iyo indha-indhayn ku tagay Idaacadda Radio Hargeysa, oo ku shaqaysa dhismihii ay dawladdii Ingiriisku dhistay sannadkii 1942, taas oo ka mid ah xarumaha taariikhiga ah ee warbaahinta Somaliland.
130
The Government of the Republic of Somaliland firmly rejects the misleading claims made by the Somalian President and reaffirms Somaliland’s sovereignty, state continuity, and exclusive authority over its foreign relations.
136
The Government of the Republic of Somaliland firmly rejects the misleading claims made by the Somalian President and reaffirms Somaliland’s sovereignty, state continuity, and exclusive authority over its foreign relations.
4
9
317
𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐨𝐨 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐢𝐢 𝐥𝐚𝐛𝐚𝐚𝐝 𝐂𝐚𝐩𝐢𝐭𝐨𝐥 𝐇𝐢𝐥𝐥 𝐤𝐮𝐥𝐚 𝐤𝐮𝐥𝐦𝐚𝐲 𝐗𝐮𝐛𝐧𝐨 𝐤𝐚 𝐭𝐢𝐫𝐬𝐚𝐧 𝐂𝐨𝐧𝐠𝐫𝐞𝐬𝐬-𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa maalintii labaad ee kulamadiisa Capitol Hill ee Washington, D.C., kulanno gaar gaar ah la yeeshay Xildhibaan (Congressman) Brian Mast (R–Florida) oo ah Guddoomiyaha (Chairman) Guddiga Arrimaha Dibadda ee Golaha Wakiillada ee Maraykanka iyo Senator Mike Rounds (R–SD). Waxa xusid mudan in labadan mudane ay curiyeen xeerar u adeegaya danaha Somaliland, xeerarkaasi oo kala ahaa: Somaliland Partnership Act (S. 3861)March 17, 2022 oo uu hindisay Senator Mike Rounds iyo Department of State Policy Provisions Act, on September 11, 2025; H.R. 5300 oo uu curiyey Congressman Brian Mast (R–Florida). Kulannadan ayaa diiradda lagu saaray xoojinta wada-shaqaynta iyo iskaashiga istiraatiijiga ah ee Somaliland iyo Maraykanka, gaar ahaan dhinacyada amniga iyo xasilloonida gobolka, amniga badda, Gacanka Cadmeed iyo Badda Cas, iyo sida oo kale ganacsiga, maalgashiga iyo fursadaha iskaashi dhaqaale ee labada dhinac. Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro ayaa Xildhibaannada ka tirsan Congress-ka Maraykanka si gaar ah ugu baraarujiyey muhiimadda juqraafiyeed, istiraatiijiyadeed iyo dhaqaale ee ay leedahay Somaliland, iyada oo ku taalla marin-biyoodka muhiimka ah ee Gacanka Cadmeed iyo Badda Cas. Madaxweynuhu waxa uu tilmaamay in iskaashi qoto-dheer oo ay yeeshaan Somaliland iyo Maraykanku uu wax weyn ka tari karo xoojinta amniga gobolka, ilaalinta isu-socodka ganacsiga caalamiga ah iyo horumarinta danaha dhaqaale ee labada dhinac. Dhinaca kale, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland waxa uu hoosta ka xarriiqay in Somaliland ay aaminsan tahay isla markaana ay ku dhaqanto qiyamka iyo mabaadi’da (values) uu Maraykanku ku dhisan yahay; sida xorriyadda, hannaanka dimuqraadiyadda, amniga iyo xasilloonida, horumarka, iyo dhawrista xuquuqda aadamaha. Waxa uu xusay in qiyamkan la wadaago ay yihiin saldhig muhiim ah oo lagu dhisi karo iskaashi istiraatiiji ah oo waara, ku dhisan kalsooni, dano wadaag iyo aragti fog. Booqashada Madaxweynaha JSL ee Capitol Hill, waxa ay sida oo kale fursad muhiim ah u tahay in si toos ah loola wadaago dhinacyada siyaasadda iyo sharci-dejinta Maraykanka aragtiyaha, danaha iyo fursadaha istiraatiijiyadeed ee Somaliland, iyada oo la dhisayo xidhiidho cusub iyo is-faham ku salaysan iskaashi amni, ganacsi, maalgashi, horumar iyo xasilloonida gobolka. 𝐀𝐋𝐋𝐀𝐀 𝐌𝐀𝐇𝐀𝐃 𝐋𝐄𝐇
1
137
Warbaahinta Ethiopia Today ee ka soo baxda Addis Ababa, ayaa warbixin ka qortay magacaabista Safiirka Jamhuuriyadda Somaliland u qaabilsan Itoobiya, Sharmaarke Axmed Maxamed Geelle, iyo ku-xigeenkiisa Maxamed Cabdi Cabdillaahi Galool. Ethiopia Today ayaa sheegtay in magacaabistani ay ka tarjumayso dedaalka Jamhuuriyadda Somaliland ku doonayso inay kor ugu qaado xidhiidhka ay la leedahay Itoobiya, gaar ahaan dhinacyada wada-hadalka siyaasaddeed, is-dhexgalka dhaqaale iyo iskaashiga amniga. Warbaahintu waxay sidoo kale xustay waayo-aragnimada 15-ka sano ah ee Safiir Sharmarke Axmed Maxamed Geelle u leeyahay maamulka iyo diblomaasiyadda, isagoo hore u soo noqday Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda, Madaxa Xoghayayaasha Golaha Wasiirrada, iyo Safiir-ku-xigeenka Somaliland ee Kenya.Warbaahinta Ethiopia Today ee ka soo baxda Addis Ababa, ayaa warbixin ka qortay magacaabista Safiirka Jamhuuriyadda Somaliland u qaabilsan Itoobiya, Sharmaarke Axmed Maxamed Geelle, iyo ku-xigeenkiisa Maxamed Cabdi Cabdillaahi Galool. Ethiopia Today ayaa sheegtay in magacaabistani ay ka tarjumayso dedaalka Jamhuuriyadda Somaliland ku doonayso inay kor ugu qaado xidhiidhka ay la leedahay Itoobiya, gaar ahaan dhinacyada wada-hadalka siyaasaddeed, is-dhexgalka dhaqaale iyo iskaashiga amniga. Warbaahintu waxay sidoo kale xustay waayo-aragnimada 15-ka sano ah ee Safiir Sharmarke Axmed Maxamed Geelle u leeyahay maamulka iyo diblomaasiyadda, isagoo hore u soo noqday Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda, Madaxa Xoghayayaasha Golaha Wasiirrada, iyo Safiir-ku-xigeenka Somaliland ee Kenya.
203
𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐨𝐨 𝐬𝐢 𝐧𝐚𝐛𝐚𝐝 𝐚𝐡 𝐮𝐠𝐚 𝐝𝐞𝐠𝐚𝐲 𝐖𝐚𝐬𝐡𝐢𝐧𝐠𝐭𝐨𝐧 𝐃.𝐂. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), iyo weftigii ballaadhnaa ee uu hoggaaminayey ayaa si nabad ah uga degay Madaarka Washington Dulles International Airport (IAD) ee magaalada Washington, D.C., halkaas oo ay si diirran ugu soo dhaweeyeen bulshada reer Somaliland ee ku dhaqan dalka Maraykanka iyo saaxiibada Somaliland. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland waxa safarka ku wehelinaya Marwada Koowaad ee Qaranka JSL, iyo xubno kale oo ka tirsan weftiga Madaxweynaha oo ay ka mid yihiin masuuliyiinta hoos ku xusan: 1. Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah 2. Wasiirka Duulista iyo Horumarinta Madaarrada 3. Wasiirka Gaashaandhigga 4. La-taliyaha Sare ee Madaxweynaha ee Arrimaha Dhaqaalaha 5. La-taliyaha Sare ee Madaxweynaha ee Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah . Sidoo kale waftiga Madaxweynaha waxa ku soo biiri doona Guddoomiyaha Golaha Wakiillada JSL, Wasiirka Madaxtooyada iyo La-taliyaha Sare ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah . Muddada uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ku guda jiro safarkiisa shaqo ee dalka Maraykanka, waxa uu kulamo iyo wada-hadallo la yeelan doonaa masuuliyiin iyo dhinacyo muhiim ah, isaga oo diiradda saari doona xoojinta xidhiidhka diblomaasiyadeed, iskaashiga amniga iyo dhaqaalaha, maalgashiga, iyo taageerada qaddiyadda aqoonsiga ee Jamhuuriyadda Somaliland. Safarkani ma aha oo keliya booqasho diblomaasiyadeed, balse waa juhdi Qaran oo lagu horumarinayo danaha, sumcadda iyo himilada Jamhuuriyadda Somaliland, iyada oo Madaxweynaha iyo weftigiisu ay Washington u gudbin doonaan aragtida Somaliland, xaqiiqadeeda siyaasadeed, doorkeeda istaraatiijiga ah iyo rabitaanka shacabka Jamhuuriyadda Somaliland oo ah in dalkoodu helo aqoonsi iyo xidhiidh caalami ah oo ku salaysan dano-wadaag iyo iskaashi midho-dhal ah. 𝐀𝐋𝐋𝐀𝐀 𝐌𝐀𝐇𝐀𝐃 𝐋𝐄𝐇, 𝐗𝐮𝐬𝐞𝐞𝐧 𝐀𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐂𝐢𝐠𝐞 (𝐃𝐞𝐲𝐫), 𝐀𝐟𝐡𝐚𝐲𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝
1
187
The President of the Republic of Somaliland, H.E. @Abdirahmanirro , has officially launched the announcement ceremony for new government employees who will fill positions left vacant by staff retiring in 2026.
1
180
The Government of the Republic of Somaliland has issued a press statement regarding the recent visit by a senior United Nations delegation to Laascaanood. Please read the full statement below.
1
1
141
The Government of the Republic of #Somaliland strongly condemns the provocative visit undertaken by the Prime Minister of #Somalia to parts of the eastern Sool Region.
2
353
Wasaaradda #warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta JSL, Ururka saxaafadda ee #SOLJA iyo warbaahinta madaxa bannaan ee dalka ayaa kulan saddex-geesood ah ku yeeshay xarunta wasaaradda warfaafinta.
4
404
Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa shacabka Maraykanka ka tacsiyadaysay geerida ku timi #Senator_Lindsey_Graham.
2
263
Wasaaradda Warfaafinta oo joojisey Warbaahinta suuqyada wax ka duuba ee aan haysan Ruqsad sharci.
1
2
244
The Council of Ministers of the Republic of Somaliland has approved the Joint Declaration issued by the Republic of Somaliland and State of Israel. "In accordance with the Constitution, the agreements will now be submitted to the country's legislative bodies for consideration.”
2
7
623