Dayurad Ali (@dayurrad) header
Dayurad Ali (@dayurrad) profile picture

Building legacy |

Joined December 2021
Photo by Dayurad Ali (@dayurrad)Photo by Dayurad Ali (@dayurrad)Photo by Dayurad Ali (@dayurrad)Photo by Dayurad Ali (@dayurrad)Photo by Dayurad Ali (@dayurrad)Photo by Dayurad Ali (@dayurrad)Photo by Dayurad Ali (@dayurrad)Photo by Dayurad Ali (@dayurrad)Photo by Dayurad Ali (@dayurrad)Photo by Dayurad Ali (@dayurrad)
Hambalyo Ayan leyahay @Ilhan omer waxad tahay geesiyad Adkeysi iyo xilkas ah guulayso markasta #ilahanomer #somaliamerican #USElections
31
Wax jirta Jinsiyad Somali ah lakin ma jirto Dawlad somali midaysa Somalidu waa qawmiyada ugu dhulka weyn Africa 6 wadan haday noqdan ama dadyow kale wax la qaysdan wax dhiba kuma jirto Midnimo lagu adoon seegayo wqxa dhanta kala tag nolol aduun lagu helayo .
2
91
Reer Puntalnd Somalida calanka wada leh waa daddka ugu badan ee wax galiya saas oo ay tahayna waa daddka ugu badan ee wax yeeladu ka soo garto waxay ahaataba Reer Punatlnd waxay u bahan yihiin talo ka miisan culus tii Puntalnd lagu yagleelah ..
2
73
Waa in mar labad la qeexo waxay ay Puntland u taagan tahay ..
2
248
Garowe ma badali dontaa xamer Gatowe waxay xudun u noqotay gobanimada iyo dawlada daadajinta somalia Xamareey garowe waa taas booskaad somali ugu jirtay manta garowaa buuxisay
78
Dastuurku waa kii shalay Dastuurku sidiisaba waa in lagu wada jogga awodahana kala ilaaliyaa hadii dastuurkaas awodaha kala ilalinaya ayadoon raali laga ahayn la xarxariiqo waxay tageysaa waxan rabin iguma muquunin kartid . ☝🏻War hoooy talada weli miiskay saran tahay
1
49
Yeysan taladub ku dhicin ceel aan laga soo sari karin
37
Eebboow mahaddaa, dhulkan waa dhulkeenna ❤️ 📍Khooriga degmada Caluula, Puntland 📷 Bulshawi
4
81
Ceeb ayey nagu tahay in Xasan sheekh oo kale wadanka madaxweyne u yahay shantii sano uu xilka hayey waan ogayn wuxuu ceeb u soo jiiday umada somaliyed
1
159
Sideedaba caqliga haduu shaqeyn wayo. Sharcigu waa inuu ku qabtaa hadii sharcigu ku qaban wayo waali waxba ma dhaanto Sanyare waa runtii haduu isagu is dilayo yuusan na galafan daddka somaliyed
1
59
Daddku waxay ku wada jogayaan waa heshiis iyo wixii lagu heshiiyey in la qadariyo. Dastuurkii 2012 la qoray somali oo dhana ku wada heshiisay ninka ku badalaa wax jeebkiisa kala soo baxay wuxuu soo wado waa muuqataa Waan ku bogadinayaa said dani inuu ka dhiidhiyey arintaas .
2
75
Qorax soo baxday sacabo lagu qarin waa Madaxweynaha wadanka caaawa waxaa ka samayn badan wiilkas ka yimi dhulka uduga ee Said Deni waa ninka lafdharta u ah badbadada jamhuriyada 3aad ee somalia Wax kasta waa laga tansuli karaa lakin wixii lagu heshiyey qofki ka boda …
1
2
42
In lakala tago ama wax burburiyo ayuu diyaar u yahay Inshalah gacmah ayaa la qabanayaa XSM lagu dawan mayo wax uu sameynayo
2
20
Shidaalka Somali Wadanka intiisa kale markii laga tago gobolka bari inta meel ee shidaal laga qoday oo is fahan daro looga tagay xisaab maleh Hada meeshani waa garduush xafuun waa ceel ka mida celashii shidalka laga qoday oo is fahan daro looga tagay #somalioil
4
93
Madaxweynah 2026 @HESaidADeni Somali manta waxay u bahan tahay masul ka qangaray calooshiisa iyo jeebkiisa aragti fogna ka hel danah somalia xalada manta tagana ka samatabixin kara daddka iyo dalka somaliyeed Welcome madaxweyne 🇸🇴
2
168
Waxa ugu wayn ee Furniinka Sababa waamaxay?
3
3
597
Galab wangsan .
11
631
Magacii iyo Sumdii shinbirta ahyd waa badashee see maankeen twitter uga tirtiraysaa elanow ?
1
9
538
Photos from the newly built mosque in #Mogadishu, #Somalia.
27
350
52
2,924