Litavo (@litavoGames) header
Litavo (@litavoGames) profile picture

Litavo is a Community driven game, where collective contributions create life changing rewards. https://nitter.gq/t.co/hE93ojSlC4

Joined November 2024
Photo by Litavo (@litavoGames)Photo by Litavo (@litavoGames)Photo by Litavo (@litavoGames)Photo by Litavo (@litavoGames)Photo by Litavo (@litavoGames)Photo by Litavo (@litavoGames)Photo by Litavo (@litavoGames)Photo by Litavo (@litavoGames)Photo by Litavo (@litavoGames)Photo by Litavo (@litavoGames)
Madaama ay inoo bilaaban doonto bishii barakeysneyd oo Ramadaan-ka, waxaan si ku meel gaar ah u Hakin doona game-ka Litavo si shaqaalaha iyo dadka ku xeran game-ka ay uga fa’ideystaan bisha barakeysan ee Ramadaanka. Abaal marinta guuleystayaasha isbuuci hore maalinta berito ah ayaan bixin doona sidoo kale YouTube-ka waxaan soo gelin doona casharkii ugu dambeyey ee ka baxay qolka VIP-ga Cibaado wanagaasan ayaan idin rajeynayaa, ha laga fa’ideysto bisha barakeysan!
1
21
1,127
Caawa waa habeenka abaal marinta Guuleystasha, imow Discord Lana dabaal dag guuleystayaasha Litavo game ee isbuuci hore.
5
6
1
47
3,982
Fatuuha, waa gabadhii ugu horeysay oo game-kan lagu cimaamaday. Waxaan leenahay hambalyo Fatuuha. Aad iyo aad ayaan ugu faraxsnhy in Fatuuha ay soo baxdo. Habeen dambe ayaan qeybin doonaa lacagaha qof weliba uu ku guuleystay.
3
3
1
22
1,515
Maanta waxa ay Guusha raacday maxamed cabdullahi oo noqday ninkii ugu codka badnaa game-kii shalay la ciyaaray.
1
4
28
3,246
Si aad u cayaato game-ka litavo booqo games.litavo.com kadibna Emailkaaga xaqiiji oo verify ku sameey
1
2
558
Bahada Litavo waxa ay cimaamaday Xuseen oo ku guuleystay codadkii kharsoodiga ahaa ee la bixiyey wuxuu helay 119 cod. Xuseen waxa uu heli doona abaal marin $60 oo cash ah
2
3
17
2,251
Hambalyo Abuukar oo jooga Addis Ababa oo bahda litavo cimaamaday. Waxa uu helay 60 boqolkiiba codadkii baxay
4
24
1,938
Bahda litavo xalay waxa ay cimaamadeen Attaka oo noqday guuleystaha game-kii shalay la dheelay. Attaka oo ku Deeqay Kaliya $25 cent ayaa nasiib u yeeshay in cod qarsoodi ah lagu cimaamado. Ka qeyb qaado game-ka litavo si aad u noqoto qofka xiga ee la cimaamadi doono.
4
2
34
3,002
Laga bilaabo maalinka jimcaha habeenka sabtiga ay soo galeyso - Taariikh: 18/1/2025 - Waqtiga: 12:00 am - game-ka 1aad ee litavo waxa uu noqon doonaa in maalinkii lagu ciyaaro $0.25 Cent. Taasna waxa ay timid kadib soo jeedin ka timid ardaydda ku xeran Litavo free Acadamy, waxaan isku raacnay in haddi sidaas la sameeyo ay yaraan doonto dadka E-mails-ka fake ah sameysanaya si ayagga ay isugu codeyaan
10
7
71
5,361
How to Play @litavoGames Visit litavo.com than click play game. You will be redirected to the games page.
23
3
1
34
2,267
There are 4 different games on the games page but on one of them is active right the rest are coming soon. On this game there will be $100 daily reward to our players who win the game. Every game last about 24h. Once you play the game just wait till the count down ends and the results will be announced the next day.
2
2
114
Xalay **Mohammed Abdullahi** oo jooga Cadaado ayaa gudoomay lacag dhan **$60** wuxuuna noqday ninkii ugu horeyey ee si Live ah lacag ugu guleysta game-ka @litavoGames Waxaa kaloo guleystay **Abdirahman Abdullahi** lkn xoogaa xaqiijin ah ayaan marsiin doona haddi ay soo baxdo in wax sharci ah uusan jabinin asagana wuxuu noqon dooona ninkii ugu horeyey ee **100%** ka hela game-ka taasna waxa ay siin doontaa **$100** in uu gadoonsiiyo. Game-kii xalay ugu dambeyey asagana waxaa ku guleystay shaqsi magaciisa ku koobay **Maahir** asagana **%80** lacagta guud ayuu helay Taas oo siin doonta **Maahir** **$80** lacagta guud. Booqo [litavo.com] oo noqo Guleystaha xiga!
10
2
43
6,907
⚡ Hambalyo Maxamed Cabdullahi! ⚡🎉 Waxaad noqotay guuleystaha 1aad ee ciyaartii shalay dhacday, waxaad heshay 60% codadka la bixiyey, taasoo ku siisay $60. 🤑💰 Fursaddan cajiibka ah wali way socotaa! Habeen walba waxaa jiri doona guuleyste heli doona $100. Codeeyaha maanta waa guleystaha berito. Si aad uga qeyb qaadato oo aad u ciyaarto, booqo: litavo.com 🕹 Isku day inaad noqoto guuleystaha xiga! 🏆
5
2
56
4,829
Today, five different games are scheduled, each lasting three hours. A winner will be determined for each game. Currently, we are in the testing phase, but cash rewards for game winners will be introduced soon. Please visit Litavo.com, select your numbers, and then cast your vote as well.
1
3
39
4,378
Visit litavo.com and play a game now
2
28
2,382
Caawa waxa aan Live ka noqon doona qolka LitavoGames ee Telegram-ka t.me/LitavoGames
3
39
3,294
Nagala soo qeyb gal bandhiga @litavoGames ee magaaladda Muqdisho
3
3
3
42
3,316
Hallka waa free!
3
2
63
3,738
Visit Litavo.com and register. Litavo will go live soon.
7
3
75
4,171