Mohammed.M (@moha_m101) header
Mohammed.M (@moha_m101) profile picture

Bringing global markets & crypto news closer to the Somali community

Joined February 2023
Photo by Mohammed.M (@moha_m101)Photo by Mohammed.M (@moha_m101)Photo by Mohammed.M (@moha_m101)Photo by Mohammed.M (@moha_m101)Photo by Mohammed.M (@moha_m101)Photo by Mohammed.M (@moha_m101)Photo by Mohammed.M (@moha_m101)Photo by Mohammed.M (@moha_m101)Photo by Mohammed.M (@moha_m101)Photo by Mohammed.M (@moha_m101)
Coins-ka aad ku jirtaan ii soo qora si gaar aan ula socon doona in sha allah comments-ka ku soo qora ✔️
247
26
4
457
233,748
Xiisad siyaasadeed oo ka dhex taagan Trump iyo xisbiga Dimuqraadiga ee Congress-ka, iyadoo ay barbar socdaan sicir-barar sii kordhaya,walaac laga qabo in mar kale kor la qaado dulsaarka, kuwaas oo saamayn ku yeeshay xaaladda guud ee suuqyada saddexdii toddobaad ee la soo dhaafay
🤖 Made with AI
1
25
1,266
Dhawaan waxaan soo celin doona barnaamijka market update 🔥🪂
🚨 WAX CUSUB AYAA KA SOCDA SUUQA CAALAMKA! 🌍📈 Ma rabtaa inaad fahanto waxa ka socda suuqyada maaliyadeed iyo halka ay dunidu u socoto? 🎙️ MARKET UPDATE WITH MM Barnaamij aan si qoto dheer ugu falanqayn doonno: 📊 Dhaqdhaqaaqa suuqyada saamiyada (S&P 500)
🇺🇸 Siyaasadda Trump iyo saameynta ay ku leedahay dhaqaalaha
🤖 NVIDIA, AI iyo kacaanka tiknoolajiyadda
🥇 Dahabka iyo isbeddelka qiimihiisa
🛢️ Shidaalka iyo suuqyada tamarta
₿ Bitcoin iyo lacagaha digital-ka ah
🏦 Fed-ka, dulsaarka iyo sicir-bararka
🌍 Fursadaha iyo khataraha suuqyada caalamka. Ma noqon doonto warbixin keliya — waa falanqayn, xog iyo aragti fog oo kaa caawinaysa inaad fahanto waxa suuqa dhaqaajinaya. 🔥 X SPACE – LIVE ON X ⏳ SOON! Ha seegin! Follow garee oo nala soco si aad u ogaato waqtiga. MARKET UPDATE WITH MM
Faham suuqa maanta, si aad berri ugu diyaargarowdo. 🚀
1
4
29
1,282
Xogihii ugu dambeeyay waxay muujiyeen in sicir-bararku yara deggay , halka GDP-gu ka sara maray filashadii oo uu gaaray 4.3% Xogtaan waxay Fed-ka siinaysaa fursad uu cadaadiska sii kordhiyo 🥱
1
26
1,633
🥱
A critical national security threat in the Nvidia situation is that Jensen Huang shipped extremely advanced chips to China, violating US export control law, in what amounts to the equivalent of selling rocket engines to the Soviets during the Space Race. This is an unfathomable failure of enforcement by the Trump administration. We urgently need to pass the bipartisan export control bills to start to cut off the flow of AI chips and manufacturing equipment to China once and for all, something I’ve worked on with @SenWarren and bipartisan partners for months.
3
1,223
SNTV waxay sii deysay •Hubka oo la soo mariyo dekedda Boosaaso, kadibna loo gudbiyo Suudaan.
 •Calooshood-u-shaqeystayaal u dhashay Kolombiya oo tababar lagu siiyey Boosaaso. •Si qarsoodi ah dalka looga saaray masuul sare oo Yemeni ah, iyadoo la soo mariyey Berbera
Replying to @moha_m101
Maxa laga sii daayey
1
11
1,550
Dawladda Soomaaliyeed, Subxaanallaah, hadda ayay ogaanaysaa waxa Imaaraadku ka wado Soomaaliya 🤣 Waxaa laga sii daayay telefishinka qaranka, markii madaxweynaheenii uu dareemay inuusan xilka sii hayn doonin ayuu arrintan bannaanka keenay 🤣
2
1
22
2,478
Sida caadada u ah Trump ayaa mar kale na badbaadiyay, wuxuuna dib xilkiisii ugu soo celiyaa ceo ga shirkadda Nvidia Jensen Huang
2
1
25
1,696
muhiim ma aha halka ay Bitcoin gaari doonto Waxa muhiimka ah waa in waqtiyadan aad iibsato inta aad awooddo Waa fursado hortaada yaalla Haddi lacag aadan u heyn 🍿 daawasho wacan
3
4
51
2,019
Trump maanta wuxuu kasbaday taageerada Shiinaha iyo Ruushka, farriintuna waxay ahayd mid cad: Iiraan looma oggolaan karo inay yeelato hub nukliyeer ah. Iiraan waa la iibiyey Weekend xiise badan baa na sugaayo
Arin aan mar walba idin xusuusiyo: Haddii Trump sheegi uu ka hadlo weerar badanaa ma weeraro iran 
Laakiin haddii uu aamuso, taasi waxay ka dhigan tahay in weerar dhici doono. Trump-na hadda wuu aamusan yahay. Sidaas darteed, isu diyaariya weerar Maraykanka iyo Iiraan dhawaan
2
16
2,075
Arin aan mar walba idin xusuusiyo: Haddii Trump sheegi uu ka hadlo weerar badanaa ma weeraro iran 
Laakiin haddii uu aamuso, taasi waxay ka dhigan tahay in weerar dhici doono. Trump-na hadda wuu aamusan yahay. Sidaas darteed, isu diyaariya weerar Maraykanka iyo Iiraan dhawaan
3
1
38
2,803
2025 gantaalka weyn wuxu ahaa kan iran loo waday 😂
Replying to @moha_m101
Qodobada ugu waaweyn ee aan ka soo koobay sawirka: Duufaan cadceedeed (solar storm) Faafitaanka cudur ama xaalad degdeg ah Kacdoon shacab Hoos u dhaca lacagaha, sida Yuan-ka Shiinaha Suurtogalnimada afgambi ka dhaca uk ama wax kale Adinku maxaad ku aragteen sawirka?
2
6
1,622
2024
majaladda Economics waxay soo saaraan sanad walba sawir ka turjumaya saadaasha sanadka cusub . 2024 wax badan ay noo sheegeen wayna dhacday👇🏻 Sida trump oo soo laabtay iyo dakadaha yamen waxa ka dhacay
1
8
1,313
Dabcan, the Economist waxay soo bandhigtaa saadaasheeda ku saabsan sannadka Laakiin saadaashani ma aha saadaal ee waa dhacdooyin dhici doona, sababtoo ah iyaga ayaa horay u sii qorsheeya. Tusaalaha sannadkii hore, markii ay soo bandhigeen sawirka gacan la xiray (Venezuela)
Modern life can feel like being in a sci-fi story—all that is missing is the aliens. They probably won’t appear in 2027. Here are ten other things to watch out for bit.ly/3UCxXw9 Illustration: Cleon Peterson
1
1
13
1,475
🥱🫢🫢🫢🫢
Modern life can feel like being in a sci-fi story—all that is missing is the aliens. They probably won’t appear in 2027. Here are ten other things to watch out for bit.ly/3UCxXw9 Illustration: Cleon Peterson
1
1
6
1,169
Kulanka ee berri uu qaban doono guddiga uu aasaasay Kevin Warsh, waxaan si dhow ula socon doonnaa waxa ay nala wadaagi doonaan The Task forces 🔥
3
25
1,701
Aduunkaan waxa ugu qaalisan waa caafimaadka illahay caafimaad taam ha idiin siiyo dadka xanuunsan na allah ha caafiyo Aamin
5
2
51
1,966
Haddi aad suuqa ka daashay dhowr sano aad joogtay waa iska daawan kartaa ha is daalin 🤣
2
1
13
2,523
Maxaa la iibsanaa hee ! Avax Avax Avax 🔥 Iyo coinanka heshiisyo weyn la galay shirkadaha iyo bangiyada sida Qnt iyo wixii la mid ah Qeybi lacgta Lacag kale na mar kasta waa inay diyaar ku tahay si hadu suuqa hoos marku aado aad u dhihin shiid baan ahay 🤣
2
2
39
2,636
Daraad marka ay btc 60 ka dhaqaaqday ka dib na gaartay 80 dad badan waxay moodeen suuqa inu ka tagay Waa kanaa suuqa wuu kuu imaaday ee iibso 🫣🔥
1
21
1,861
Maraykanku wuxuu xiray hawada, madaxa shirkadda ugu weyn ee AI-ga ayaa lagu eedeeyay inuu xiriir la sameeyay haween badan Sidoo kale, saadaashii ahayd in dulsaarka la kordhin doono ayaa mar kale soo laabatay, waxaana jira dhacdooyin kale oo badan oo ruxaya suuqyada maaliyadeed
🤖 Made with AI
2
1
29
2,077