OPHRD (@ophrd14) header
OPHRD (@ophrd14) profile picture

Office of Puntland Human Rights Defender (OPHRD) is an Independent Government Institution mandated to enhance Human Rights in Puntland - Somalia.

Garrowe, Puntland, Somalia
Joined May 2018
Photo by OPHRD (@ophrd14)Photo by OPHRD (@ophrd14)Photo by OPHRD (@ophrd14)Photo by OPHRD (@ophrd14)Photo by OPHRD (@ophrd14)Photo by OPHRD (@ophrd14)Photo by OPHRD (@ophrd14)Photo by OPHRD (@ophrd14)Photo by OPHRD (@ophrd14)Photo by OPHRD (@ophrd14)
CIID MUBARAK Dhammaan Dadwaynaha Soomaaliyeed, Shacbiga Puntland iyo Umadda Islaamka ah, waxaan ugu hambalyeynayaa munaasabadda wayn ee Ciidda Carafo oo ah midda ugu wayn munaasabadaha Muslimiinta.
56
๐—–๐—ถ๐—ถ๐—ฑ ๐—ช๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐˜€๐—ฎ๐—ป Waxaan dhammaan bulshada reer Puntland, umadda Soomaaliyeed iyo guud ahaan Muslimiinta caalamka ugu hambalyeynayaa munaasabadda barakaysan ee Ciidul Fitri-ga.
1
60
Guddoomiyaha Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland Avv. Said Mumin , iyo Guddiga Shuruurcda, Caddaaladda, Arrimaha Diinta iyo Dastuurka ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland oo maanta kulan ku yeeshay xarunta Golaha Wakiillada Puntland Parliament.
72
11, Nofeember, 2025 Garowe Puntland somalia Guddoomiyaha Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland Avv. Said Mumin, iyo Guddiga Shuruurcda, Caddaaladda, Arrimaha Diinta iyo Dastuurka ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland oo maanta kulan ku yeeshay xarunta Golaha Wakiillada
70
Garowe. Sabti: 25 Oktoobar, 2025 Kal-fadhiga 57-aad Ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Oo furmay maanta Guddoomiyaha Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland Avv. Siciid Cand Muumin @SaidMumin oo maanta ka qayb-galay furitaanka Kal-fadhiga 57-aad ee Golaha Wakiillada Puntland.
40
Garoowe 21, Oktoober, 2025 Tacsi ุฅูู†ูŽู‘ุง ู„ูู„ู‘ู‡ู ูˆูŽุฅูู†ูŽู‘ู€ุง ุฅูู„ูŽูŠู’ู‡ู ุฑูŽุงุฌูุนูˆู†ูŽ Guddoomiyaha Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland, Avv. Siciid Cabdi Muumin, ayaa ka tacsiyadeeyay geerida ku timid marxuum Cali Faarax Cali (Farmayeeri), oo ku geeriyooday magaalada Garoowe.
58
Garowe ๐—–๐—ถ๐—ถ๐—ฑ ๐—ช๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐˜€๐—ฎ๐—ป Dhammaan Dadwaynaha Soomaaliyeed, Shacbiga Puntland iyo Umadda Islaamka ah, waxaan ugu hambalyeynayaa munaasabadda wayn ee Ciidda Carafo oo ah midda ugu wayn munaasabadaha Muslimiinta. #CIIDWANAAGSAN #Eiduladha #Dhul-Hijjah1446 #6thLuulyo2025
55
Garoowe,16 May 2025 Saraakiil ka tirsan Xafiiska Difaacaha Xuquuuqda Aadanaha Puntland oo la kulmay Wafti ka socda Quruumaha Midoobay ee dhawrista Xuquuqda Aadanaha.Waftigaas uu hogaaminayey u qaybsanaha Qaramada Midoobay ee ilaalinta iyo horumarin xuquuqda aadanaha Mr. Ben Saul
1
1
74
Garoowe, Puntland - Soomaliya Ciid Al Fitri 1446/2025 Axad, 30 Maarso 2025 ๐—–๐—ถ๐—ถ๐—ฑ ๐—ช๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐˜€๐—ฎ๐—ป Waxaan hambalyo la wadaagayaa dhammaan Dadweynaha Soomaaliyeed iyo Umadda Islaamka ah, munaasabadda maalinta Ciidul Fitri-ga.
65
Xaxiiska Difaacaha wuxuu si gaar ah ugu boorinnaynaa hay'adaha ammniga in ay gacanta ku soo dhigaan eedaysanaha gaystay dilka marxuum Cabdimaalik Aadan Xuseen oo illaa iyo hadda aan la soo qaban, si sharciga loo horgeeyo.
1
43
Garoowe, Puntland - Soomaaliya Talaado; Maarso, 25, 2025 Kiiska Faadumo Xiddig waa mid u baahan caddaalad. Xafiiska Difaacuhuna isagoo gudanaya waajibkiisa dastuuriga ah wuxuu arrintan mar horeba kala shaqeeyay hay'adaha ammaanka iyo Garsoorka
1
45
Garoowe, Puntland โ€“ Soomaaliya. Talaado Maarso , 11, 2025 Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanah Puntland oo ka jawaabaya dhacdada xadgudubka ah ee ka dhacday Garoowe.
49
"Ramamdaan Mubarak Rammadaan Mubarak" Guddoomiyaha Difaacaha Xuquuqul Aadanaha Puntland Avv. Said Mumin wuxuu hambalyo iyo duco ku aadan bilashada Bisha Barakaysan ee Ramadaan u dirayaa dhammaan Shacab weynaha Puntland, dadka Soomaaliyeed iyo guud ahaan ummadaha Muslimiinta ah.
59
Xafiidka Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland iyo Booliska Qaramada Midoobey oo is kaashanaya, ayaa magaalada Garoowe ku soo geb-gabeeyey aqoon-isweydaarsi laba maalmood socday oo loo qabtay 15 sargaal oo ka tirsan booliska Puntland
52
BAAQA GUDDOOMIYAHA XAFIISKA DIFAACAHA XUQUUQDA AADANAHA DAWLADDA PUNTLAND EE KU AADDAN XUSKA MAALINTA XUQUUQDA AADANAHA EE 10-KA DISEEMBER 2024
1
69
Garoowe, Puntland - Soomaaliya Oktoobar 26, 2024 Guddoomiyaha Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland Avv. Said Mumin oo maanta ka qayb-galay furitaanka Kal-fadhiga 55-aad ee Golaha Wakiillada Puntland.
82
OPHRD Garoowe, Puntland - Soomaaliya Guddoomiyaha Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland Avv. Siciid Cabdi Mumin, ayaa maanta ka qeybgalay kulan lagu soo bandhigay Wax-ka-beddelka Xeerka Warbaahinta Puntland iyo Xeer-nidaamiyaha Helista Xogta Puntland.
74
#Garoowe Oktoobar 16, 2024 Guddoomiyaha Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland Avv. Siciid Cabdi Mumin ayaa magaalada Garowe kaga qaybgalay shirka madasha madaxda sare ee laamaha caddaaladda Puntland kaas oo ay qaban-qaabisay Maxkamadda Sare ee Dawladda Puntland.
77
OPHRD,over last 2weeks, organized 5 workshops in sanaag, karkaar, bari, mudug and nugal regions,for 125 people from Judiciary, the Police, Custodial Corps and CSOs, aiming at improving Childrenโ€™s Rights protection & Juvenile Justice System, supported by @UNSomalia @unicefsomalia
1
2
120
OPHRD,over last 2weeks, organized 5 workshops in sanaag, karkaar, bari, mudug and nugal regions, for125 people from Judiciary, the Police, Custodial Corps and CSOs, aiming at improving Childrenโ€™s Rights protection & Juvenile Justice System, supported by @UNSomalia @unicefsomalia
2
99