Raxanreeb Online (@raxanreeb) header
Raxanreeb Online (@raxanreeb) profile picture

Raxanreeb is an online news platform providing in-depth analysis and comprehensive coverage of current affairs, politics, and social issues.

Mogadishu, Somalia
Joined March 2009
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Daah-furay Waddo Muhiim ah oo Muqdisho Laga Hirgeliyey!
3
116
Maxaa Ka Jira Jaamacadda SIMAD? Ardayda oo La Hadlay Raxanreeb TV!
2
151
Ardayda Jaamacadda SIMAD oo Ka Hadlay Arrin Muhiim ah!
2
132
Jaamacadda SIMAD: Guddoomiyaha Midowga Ardayda oo Bilaabay Tallaabo Cusub!
2
254
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Banaanka Soo Dhigay Faragelinta Imaaraadka ee Soomaaliya!
4
191
Xasan Sheekh oo Fariin Adag u Diray Imaaraadka Carabta, Maxaa Cusub?
1
2
4
958
“Madaxweyne Xasanow, Dadkan qaylinaya Lacag Bay Rabaan ee Lacagta Naga Sii!”
3
215
Ninkan Moos La’aan Ma Qadeeyo! Sheeko Cajiib ah oo Dadka Ka Yaabisay.
3
215
In Laga Heshiiyo Doorashada Siciid Dani Baa Diidan. @Feysalvip
1
5
244
Nolosha Dhabta Bajaajleyda: Dhibaatooyin Aan La Arag iyo Caqabado Adag Darawal Bajaajle oo Ka Warramay Nolosha Shaqadiisa!
3
162
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta kulan albaabadu u xiran yihiin waxa ay ka yeelanayaan xaaladda Soomaaliya, iyadoo diiradda lagu saarayo kulanka khilaafaadka siyaasadeed, amniga dalka iyo mustaqbalka howlgalka AUSSOM. Kulanka ayaa sidoo kale looga hadli doonaa khilaafka doorashooyinka, wax-ka-beddelka dastuurka iyo dagaalka lagula jiro Shabaab.
3
177
Sarkaalka ugu sarreeya Melletariga itoobiya field marshal general birhanu jula ayaa sheegay in Magaalada Taariikhiga ah ee Zaylac oo ku taala cirifka waqooyi ee Gobolka Awdal ee Waqooyiga Somaliya ay ka mid tahay Tigree oo ah Ismaamulka Waqooyiga itoobiya dhaca. Hadaba: Mala dhihi karaa tani waxay banaanka soo dhigaysaa, damaca Ethiopia ee dhanka badu in uusan kaliya bad-doon ahayn ee uu ku xeeran yahay dhul-ballaarsi. Maxaa kaaga baxay?
3
119
Qoraxdu Markay Dhacdo, Ex-Control Adiga iyo Mootadaadaba Halis Waxaad Ugu Jirtan in La idin Waayo!
2
4
304
Garaad Jaamac Garaad Cali oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamuusay Culimada Soomaaliyeed ee Laascaanood Ku Sugan!
2
13
1,634
Ciidanka Asluubta oo Fashiliyey Qorshe Daroogo Lagu Gelinayay Xabsiga!
1
2
189
Qiso Qalbiga Taabanaysa: Hooyo Lix Carruur Agoon ah Kabiisha Lawska AY Garabka Kuwado Maxay La Kulantaa inta Badan
1
3
255
Mucaaradka Oo Fariin Toos Ah Loo Diray: Xasan Sheekh Oo Yiri “Gogosha Ku Soo Laabta!”
1
1
1
6
654
“Nin Cadhooday Oo Ajnabi U Cararay Waxba Dalka Kama Beddelayso Mucaaradka Oo Fariin Toos Ah Loo Diray: Xasan Sheekh Oo Yiri “Gogosha Ku Soo Laabta
3
513
Xasan Sheekh Oo Dhagax-dhigay Jaamacadda Difaaca Qaranka iyo Isbitaalka Ciidanka Xoogga Dalka!
1
4
197
Xamsa Cabdi Barre Oo Booqday Xarunta Wasaaradda Isgaarsiinta Ee La Casriyeeyay!
3
139