Colonel Halac ayaa kamid noqday saraakisha kudhawacantay duqeynta loo geestay kolonyadii ciidanka xooga.
#DEGDEG Meel aan ka fogeen deegaanka Jameeco oo lagu magacaabo jiiro Yaasiin ayaa waxaa duqeyn diyaaradeed oo xoogan loogu geystay ciidanka XDS oo ku sii jeedayay magaalada Buurhakaba ee gobolka Baay.
Ma cadda Iska leh Diyaarada .
Cabdulahi Somali wariyaha cumar maxamuud oo isbadal muuqaleed kamuuqdo ayaa kasoo muuqday shir lasheegay in beesha xawadle ay beyco kula gashay Ahmed diiriye.
Galabta waxaa mushaarka loo fasaxay ciidanka jimcale ee kusugan garoowe, ciidankan waxay isku dhiibeen dani oo ay laheshiyeen, lakin birmadaha maanta ayuu mushaarkoda ufasaxay sas laba mushaar ayay kuqaaten bishaan kan puntland iyo kan FDS.
Halka agoonti cxd Laga jartay musharki
6,000 kun oo ah agoontii ciidanka xooga dalka ee aabayashood kushahiiden furimaha cadowga mushaarkii Laga jartay waxay xassan sh iyo xukuumadiisa goansadeen Inay kubiilaan 2500 maleeshiyo beeleed aan marin habraaca cxd.
Agoonta waxay uqalmaan xaqooda inay uhelaan si buuxda.
3
378
Laftagaren 4mar ayuu soo weeraray baydhabo waana ku fashilmay markaan Aadan madobe ayaa iskala bixin rabo oo asna weerarkiisi koowaad kuqaadi rabo maleeshiyaadka isbahaysiga duur joogta.
Dowlada ciidan badan ayay xamar kaqaaday iyo gaadiid dagaal oo ay kujiraan T129 Atak 馃殎
Aadan madoobe 4jeer ayuu Iska difaacay duulanka laftagaren iyo shabab oo 4taba weeraro waaweyn ahaa, Aadan waa unbeaten hadda uu uu ciidan sii helayna uma maleenayo in looga adkaan doono baydhabo.
Isbahaysiga hariin iyo Shabab maalin kaste guuldaro ayay kala laabtan beydhabo qaladkooda waxba kama bartaan.
Laftagaren waa inuu biyo kulaqaa inuu aadan madobe yahay nin hadamo ah oo raxanweyn 40% Ka ah.
1
136
Ciidamkan waa haramcad waxayna kudhawacmeen shil gaari oo kadhacay sh dhaxe shaqo kuma lahan baydhabo.
#update:
These are the wounded members of the Gor-Gor forces鈥攖rained by the Turkish government鈥攚ho were fighting alongside clan militias in a clash that occurred today in Baidoa.
Indhayare retweeted
I don鈥檛 want to get ahead of things, but it is highly likely (almost certain) that AS attacked the city and they are the ones behind the SVBIED and FPV/other explosive-laden drone attacks today, while deliberately maintaining informational silence around the attack..















