Reer Barigu $ 190 million oo ka mid ah miisaaniyadda Qaranka iyo 20000 oo askari oo la jooga bay yidhaahdaan amniga Burco iyo Ceerigaabo baanu ku ilaalinaa immikana $60 million 6000 oo Askari oo kala ayay ku darsadeen walina Burcaa la dulfadhiyaa iyana waa kuwaa iska oohinay !!!
🚨 As the #Hargeisa_Project party continues, the expansion of the genocidal entity of #somalia is accelerating. They are now recruiting their terrorist vultures, "dhulbahante" in #buhodle to wipe out the indigenous #Habar_Jeclo tribe.
To the #Habar_Jeclo living in an illusion, believing that this ghost army led by @nimcaanyo2 @SLArmyHQ @CiidankaQaranka will defend you: a terrible blow awaits you.
The reality is that many #Habar_Jeclo are taking the necessary steps to stop #somalia from pursuing these evil and inhumane acts.
Muxuu Hoggaamiyaha Hawiyuhu Xasan U sheegay parliament ka Uganda Mar uu ka baryayay in aanay Cidlayn?
He already knows.
It's a race against time to find the next countries gullible enough to spend their taxpayers' money to continue this charade.
▫️UNTMIS closure: October 31, 2026
▫️AUSSOM mandate expiry: December 31, 2026 - unless renewed or revised by the UN Security Council.
▫️Uganda (UPDF) withdrawal: August 1, 2027 (not confirmed)
▫️UNSOS drawdown: December 2027 (proposed 12-month wind-down beginning January 2027)
Waaryaadha, Cirro wali Ninkan miyuu iska haystaa? Waar Ninka Ninka kasoo daaya oo waliba haddii uu Cirro diido in uu Wixiisii siiyo idinku ka bixiya !!!!
Jaamac M.qaalib iyo Cali Saynyo waxay yidhaahdaan “Go’aankii Subeer Awal ee 1945-1960 ay somalia in Somaliland lagu daro ku diidayeen ee laga diiday ayaa 1991 loo soo noqday” waar maanta tii oo kalaad wadaane joojiya. Suldan Sabaystee dhaxalkii buu ilaalinaya.
Waar Ninkan yaa nagu soo daayay?
It's time for a change.
Vote for leaders like @AbdulElSayed and @JocelynBenson who will work every day to make this country better.
Jebertigu waxay ku isticmaalayaan Somalilanders ka Cilmigan. Amma Moyale ha ahaato amma arrimaha kale ee Caalamka ha ahaatee.
Book:Seventeen trips through Somaliland: Sannadkii 1893 Harald Swayne Wuxuu leeyahay, “Banka Ujawaji illaa Banka Marar Waxa Sida Ayaxu uqariyo dhulk oo kale uqariyay Fardaha iyo Geela Reer Dalal iyo Reer Yoonis oo ah jilibyo ka mid ah Jibriil Abokor oo Sacad Muse Subeer Awal Ah”
Referendum ka uu @Axmedguruuje Maalinta uu hadlaba ka baryo somalia in ay Jamhuuriyadda Somaliland ka qaadaa Sidanbay Ushaqaysaaye ogaada.
Waxa Xadhkaha Goostay oo Ay Xalaashadeen Tartanka ay 50jirrada 2bada Xisbi Fulay/Nacasa Ugu jiraan Hoos Rafashada Faqashta. Arrinkani 130kii Sannadood ee u dambeeyayba wuu socday, haddii aan wax laga qabana magac Sheekh Isaxaaq wuu Ceeboobi doonaa.
MUJ Raqiya Omaar, Waxay Aasaastay Africa Watch 1988 si ay U joojiso #Isaaqgenocide.MUJ Fadumo Siciid, Waxay 1997 Markii Xabaalo Wadareedyadi Malko Durdura la helay illaa 2002 Ka shaqaysay in UN soo saarto warbixintii #Isaaqgenocide 2baduba Waa Subeer Awal Sacad iyo Ciise Muuse
Waar saw idinkii lahaa Space yadayada noogu kaalay, saw idinkan hoosta kasoo wada xidhay ee mudaharaaday?
Markaan lahaa ka daa Maalintaa, 2 bada Xisbi Nacas oo iska oohinayaa way isoo maagayeen immikana miyay iska oohinayaan wali? Cirro Wuxuu somaglia U dhameeyay wuxuu ku tilmaayay “Khilaaf” ka hortaagnaa in ay halkan soo gaadho.






















