BREAKING: Heavy fighting has broken out again at Sheikh Sharif's house in the Abdiaziz district and heavy gunfire is ongoing. @HESharifShAhmed
"Mudaaharaadka waa dhacaa waala soo wada baxaa dhalinyaro xariga haka cabsanina adkeysta xaqiina ayaadna u doodeysaan dalkaan ayaad badbaadineysaan" @HESharifShAhmed
"Xasan Sheekh waa reer hebal anagaa difaacayno qolo dhahaya ayaan arkay mudaaharaadkana waa sidiisa waxay maree in la dhax dhaxaadiyo Xasan iyo Taliyihiisa Nabad Sugida waa wax cajiib ah" @AAbdishakur
"Aaboow Nolasha Jihaan oo kale ayaan rabaa ayaa Sacdiya lagu haystaa, wadankaana wax Hay'ad Dowladeed oo ka shaqeeya ma jirto" MW Hore Sheekh Shariif. @HESharifShAhmed
Qofkii gaari la hordhigo oo ciidan hor istaagaan telefoonka ha kasoo banaanbaxo, soo sawir tus dadka xasan waa MW hore waala banaanbaxaa waana naga go,an tahay" RW Hore @HassanAKhaire
Doorashada Baydhabo waa Doorasho laga maamulo Villada. Cabdi Cadow #somalia
Xanuun ayaa ku dhacay Xasan Sheekh oo uu qabatimay wuxuu ku raaxeysanayaa xanuunka dadka kale tusaalooyin badana waala arkay"
Koofi. #somalia
Xasan Sheekh anoo Abgaal ayaa u xirnaa wax uu xeerinayo ma lahan ninkaan Soomalinimo aan u qabano rajo malahan"
Mid ka mid dhalinyarada la xiray. #somalia
"Nin waceysle oo Cali Gaaf ayaan ahay, Xasan Sheekh anaa dadka ugu dhaw nin loo hiiliyo ma ahan mana kayeelaayi sharci daro, hawiyenimo yaan loogu hiilin wax walba waa ku tuntay ninkaan"
Abuukar Macalin Axmed dhalinyarada la xiray. #somalia #xamar #Mogadishu
Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka"Maxkamadaha dalka markay dhageysteen warbixintii hordhaca ahayd ee la xiriirtay eedeysanadda Sacdiya Macalin Maxkamaddu waxay ku qanacday warbixinta waxayna ansixisay xarigeeda" #somalia #sacdiyobajaaj
Teendho ku laabasho ma aanan aqbalin doorasho dadban way dhimatay,Madaxweynaha iyo Baarlamaanka Qabiil laguma fadhin-doono ee Xisbiyo ayaa lagu dooran-doonaa"
Arinta Somaliland waa gaar laakiin Puntland xaqiiqada ayey imaaneysaa,Dadka Soomaaliyeed inay xornimo Hargeysa iyo Garoowe uga dagaan baan rabnaa"
Ra'iisulwasaare Xamse oo ka hadlay muranka E-Visa. #Somalia #somaliland
Maxaa ka jiro in Mareykanka uu ictiraaf doono Somaliland? prof Cabdi Samatar aya ka jawaabay. @ProfAbdiSamatar
Garoonka Boosaaso wuxuu noqday xero millatri oo ay dowladda Imaaraadku ka daabusho Ciidamo Calooshood-ushaqaystayaal ah" Cabdiwahaab Shiekh Cabdisamad
The rollout of the PISCES system by @icasomalia, in partnership with @StateDept & @US2SOMALIA, marks a leap in Somalia’s capacity to detect ID fraud, tackle transnational crimes, and improve intelligence sharing. Ties with @INTERPOL_HQ bolster national security.




