Mideeye (@AliA68068) header
Mideeye (@AliA68068) profile picture

Studied Economics and Business Administration (Bachelor’s) at Mu’tah University 📍Jordan 👨🏽‍🎓✉️➡️Soon-to-be Politician 🇸🇴🇹🇷🇵🇰🇸🇦

Zürich, Schweiz
Joined July 2023
Photo by Mideeye (@AliA68068)Photo by Mideeye (@AliA68068)Photo by Mideeye (@AliA68068)Photo by Mideeye (@AliA68068)Photo by Mideeye (@AliA68068)Photo by Mideeye (@AliA68068)Photo by Mideeye (@AliA68068)Photo by Mideeye (@AliA68068)Photo by Mideeye (@AliA68068)Photo by Mideeye (@AliA68068)
Heesta Xurmadle Madaxweyne. XURMADLE | ERAYADA ABWAAN CABDIRISAAQ AAKHIRO | KOOXDA HIDDO.
8
38
8,090
Kooshinkii Gooni Goosadka ahaa oo Khalkhal dareemay markuu Maqlay Gen Sadaq Wasiirka Gaashaandhiga Khalkhal baa ku beermay. 😂😂😂
1
2
1
11
1,434
#Guul Taariikhi ah Markabkii ugu horreeyay ee khadka tooska ah ee Istanbul–Muqdisho oo soo gaaray Dekedda Muqdisho. #Somalia Markabkii ugu horreeyay ee khad toos ah isku xira Istanbul iyo Muqdisho ayaa 28-kii November soo gaaray Dekedda Muqdisho, isagoo muddada rarka badeecadaha Turkiga ka 15 maalmood, waxaana shirkadda Akkon Lines ay qorsheyneysaa in maraakiibteedu Muqdisho yimaadaan laba ilaa saddex jeer bishii. Ma cada waxa ay Soomaaliya u dhoofin doonto Turkiga.
1
6
30
622
Xildhibaan Sarqaan Kooshin waa Ragga ka bixi doona Saaxada Siyaasada Somalia. ✍🏽
Who is this 🐀 @MPKoshin . Halkaana Buuq Buu Nagu Dilay Iyo Muda xileed Waa Dhamaaday Lakin Marka gudoomiya @Amohamednur Mushaarkiisa 600$ Laga jaraya Waa kaas isla Markiiba Tagay. Dibjir Fooqal Dib Jir aan Xafad Laheyn ✅
128
Team Mushaharka Qurbaha ku qaata oo xaqqii shacabka Puntland ku cuna Qurbaha baa sababay inee Shacabka Masaakiinta soo Qaxaan. @DifaacaSomalia @DekBinanle @FatimaIAden @Sayidii1212
2
3
289
Bowe hakaa Saarto dee 😂😂😂 Deni oo wareeray kadib markii Mohamed Bin ziyad soo Qarxiyay walalkii😂
2
6
2
32
2,161
#Diaspora_Beach ✌🏽✌🏽Muqdisho Muuq Bilan.
1
2
2
18
1,348
Team Puntland Virus 🦠 uu Hogaaminaayo Deni Xamiidatii waa in Puntland Laga Badbaadiyaa. ✍🏽
1
1
8
600
Oohinta Yaxaaska waa La isku Fahmay Team Dhabar Macaan. 😂😂😂
1
8
545
Wasiir @AmbGamal 🫡✅.
1
2
14
1,861
Magaalo Soomaaliyeed Hadey Gobanimo Taalo waxey Taalaa Muqdisho oo ah Caasimadda Umadda Soomaaliyeed. 🫡🇸🇴
16
26
5
93
7,222
Türkiye ile Somali arasındaki askerî iş birliğinde yeni bir adım atıldı. Genelkurmay Başkanı Orgeneral Selçuk Bayraktaroğlu'nun katılımıyla Somali'de ortak deniz üssü projesi kapsamında temel atma töreni düzenlendi. Türkiye'nin ülkedeki kara, deniz, hava ve uzay alanlarındaki faaliyetleri de genişlemeye devam ediyor. Genelkurmay Başkanı Orgeneral Selçuk Bayraktaroğlu, Somali'ye gerçekleştirdiği resmî ziyarette Türk Silahlı Kuvvetlerinin bölgedeki birliklerini denetledi ve yeni askerî tesislerin temel atma törenine katıldı. Somali Cumhurbaşkanı Hasan Şeyh Mahmud'un da katıldığı törende, Somali Deniz Kuvvetleri Karargâhı, Somali Türk Görev Kuvveti Komutanlığı, Deniz Görev Gücü Barbaros Yerleşkesi Koordinasyon Merkezi ve Kapak Atma Yeri projeleri için ilk adım atıldı. Türk Silahlı Kuvvetlerinin Somali'deki faaliyetleri genişliyor Türk Silahlı Kuvvetlerinin açıklamasına göre Bayraktaroğlu, Somali Genelkurmay Başkanı Tümgeneral İbrahim Mohamed Mohamud tarafından askerî törenle karşılandı. Ardından Somali Türk Görev Kuvveti Komutanlığının bulunduğu Anadolu Kışlası'nı ziyaret eden Bayraktaroğlu, Deniz ve Hava Unsur Komutanlıkları ile Müşterek Harekât Merkezi'nde incelemeler yaptı. Uzay üssü inşaatını da inceledi Orgeneral Bayraktaroğlu, Somali'de inşası devam eden Uzay Üssü Yerleşkesi'ni de ziyaret ederek çalışmaların son durumu hakkında bilgi aldı. Türkiye'nin Somali'deki askerî faaliyetleri; eğitim, danışmanlık, deniz güvenliği, hava unsurları ve yeni altyapı projeleriyle çok boyutlu bir yapıya dönüşüyor. Ortak deniz üssü projesiyle Türkiye ile Somali arasındaki deniz güvenliği iş birliğinin geliştirilmesi ve Somali güvenlik güçlerinin kapasitesinin artırılması hedefleniyor.
7
37
1,342
Ninkaan Markaa eegtid sida uu u dhaqmayo Last 8 years waa u muuqataa in Faro Laga Hayyo iyo Video. Allow Ceebta Astur.
1
1
3
353
Muxuu yahay gaadiidka dagaal ee hadda kusoo biiray qalabka Ciidanka Soomaaliyeed?
4
12
68
2,670
Midowga Afrika oo ansixiyey qorshaha kala-guurka ciidamada AUSSOM ee Soomaaliya.
1
5
35
954
Ururka Dowlaha Bariga Afrika ayaa shaaca ka qaaday in bisha Janaayo ee sannadka cusub ay Soomaalidu heleyso baasaboorka gobolka ee EACPassport, kaas oo u fududaynaya in ay galaa-baxaan dalalka Afrika. Baasaboorkan cusub waxa ururku sheegey in lagu heli karo haysashada Kaadhka Qaranka ee NIRA.
1
1
9
646
Replying to @AliSamattar
Labada markab ee Turkiga ee Soomaaliya u yimid sahaminta iyo qodista shidaalka waxay qabtaan laba shaqo oo kala duwan. 1. Oruç Reis – Markabka sahminta shidaalka Wuxuu isticmaalaa qalab casri ah oo lagu baaro dhulka ka hooseeya badda. Wuxuu ururiyaa xog lagu ogaanayo meelaha laga filan karo inay shidaal iyo gaas ku jiraan. Wuxuu tilmaamaa goobaha ku habboon in ceelal laga qodo. Isagu shidaal ma qodo, mana soo saaro. 2. Çağrı Bey – Markabka qodista shidaalka Wuxuu qodaa ceelasha shidaalka ee ku yaalla badda hoosteeda. Wuxuu xaqiijiyaa in goobihii la sahamiyey ay shidaal ama gaas ku jiraan. Wuxuu soo qaadaa muunado lagu baarayo tayada shidaalka iyo suurtagalnimada in ganacsi ahaan loo soo saaro. Maxay ka dhigan tahay in Oruç Reis uu Pakistan tagay? Markabka Oruç Reis wuxuu dhammeystiray hawshii sahaminta shidaalka Soomaaliya bishii Juun 2025, isagoo baaritaan ku sameeyey dhul-badeed dhan 4,464 kiiloomitir oo laba jibbaaran.
1
1
231
أغنية نارية 🔥 إلامارات الشر ما دمت تقسمنا 👌🏽👌🏽كفاك الاعتداء ✍🏽✍🏽
1
11
699
WAR CUSUB | AADAN MADOOBE IYO CIIDANKA QARANKA Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa noqday hoggaamiyihii ugu horreeyey ee Koonfur Galbeed oo kulan rasmi ah la yeesha saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, iyadoo aan garabkiisa lagu arag ciidamo Itoobiyaan ah oo joogitaankooda ay dad badani ku tilmaamaan mid dhaawacaya madax-bannaanida iyo qarannimada Soomaaliya. Sheekh Aadan Madoobe ayaa Aqalka Madaxtooyada magaalada Baydhabo kulan kula qaatay saraakiil ciidan oo uu hoggaaminayey Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xaaladda guud ee amniga deegaanada Koonfur Galbeed, dardargelinta howl-gallada ka dhanka ah Khawaarijta Al-Shabaab iyo xoojinta wada-shaqeynta hay'adaha amniga. Farriinta siyaasadeed ee kulankan laga dheehan karo waa muhiimadda ay leedahay in amniga Koonfur Galbeed uu ku dhisnaado awoodda iyo wada-shaqeynta hay'adaha amniga Soomaaliyeed, iyadoo la dhowrayo madax-bannaanida, midnimada iyo qarannimada dalka. Amniga Koonfur Galbeed waa amniga qaranka Soomaaliyeed. 🇸🇴 Guul & Gobannimo.
1
3
22
1,433
Xaalka Dekadda Berbera iyo Berbera Airport waxaa La wareegay Jabhaddii Imaaraatka iyo Zioniskii Faasidka ee Israil waxeenq Lacagta Kirada toos jeebka ugu dhacdaa Hogaamiye Kooxeedka Cirro oo u Kireysan Imaaraatka iyo Zionisiinta Israil. ✍🏽 Dalka Difaaciisa waa ku Mahadsantahay Mudane Wasiir @AhmedMoFiqi 🙏
15
13
1
37
2,163