Khooriga Butiyaalo - Daked alle samee ah oo Roobabka Buuraha Calmiskaad ku darta Badda gacanka Cadmeed. Waa meel Cajiib ah.
Butiyaalo, Qandala, Bari, Puntland.
"Meeshii laga Guur Cidna ma joogto, adna masii fadhiyi kartid".✅ @PuntlandSignal
Maxay tahay faaiidada Doorasho soomaaliya ka dhacda, ayadoon hishiis lagu aheyn nidaamka dawladeed ee somalia?
Soo lagama yaabo inuu hadana yimaado mid sida xasan shiikh sharciga jeebka ku qaata wuxuu rabana iska sameesta.
Puntland First News retweeted
ABDI FARAH JUXA: WHERE IS PUNTLAND HEADED?
Former Puntland minister Abdi Farah Juxa discusses the political situation during this period of transition, Puntland’s relationship with Somalia’s federal government, and the choices that will shape Puntland’s political future.
Watch the full Puntland Signal interview for Juxa’s perspective on where Puntland stands today and where it is headed. On here. youtu.be/CSmEYoylyng?si=tyzA…
Gobolka Sanaag, Puntland. Gobolka Dahabka iyo macdanta gobol muhiim u ah Puntland. #puntlandfirstnews #Sanaag
Wada shaqeynta Puntland iyo UAE 🇦🇪
#Puntlandfirstnews #UAE



