
SPA Learning Lab is a training and capacity development facility run by @somalipubagenda.
Mogadishu
Joined September 2020
- Tweets562
- Following20
- Followers712
- Likes831
Pinned Tweet
In collaboration with @DigitalShelter, we have completed Blog Writing Training to 29 young #Somali bloggers (19 female & 10 male).
We are grateful to @shakasom & @Shaakirmc who co-facilitated the training & our mentors:
@MohamedOkash_, @HusseinSabrie, @MahadWasuge, @MowliidAHassan, @FarhiaMohamuud & @QoraaDayax.
Ustaad Axmed-nuur Maxamed Cabdi ayaa galabta bixin doona casharka 8aad ee tababarka cilmibaarista. Waxaan ku faraxsannahay in dufcada afaraad ay gabagabo ku dhowdahay.
#SPLearningLab #Research #Training
47
Waxan soo gaarnay gabogabadii tababarka cilmibaarista. Maanta waxaa casharka bixin doona Agaasime Kuxigeenka Somali Public Agenda (@somalipubagenda), ahna Agaasimaha @SPAResearch_ , @FarhanShabel.
#SPALearningLab #ResearchTraining
2
73
Waa xiisaddii 6aad ee tababarka cilmibaarista. Maanta waxa casharka bixin doona ustaad Axmed-Nuur Maxamed Cabdi.
#SPLearningLab #Research #Training
65
Waxa inoo billowday toddobaadka 3aad ee tababarka cilmibaarista. Maanta waxaa casharka bixin doona ustaad Cabdishakuur Cawil oo ka mid ah cilmibaarayaasha wax ka dhigaya koorsadan.
#SPALearningLab #ResearchTraining
2
64
Waa xiisaddii 4aad ee tababarka cilmibaarista. Casharka galabta waxaa mar kale bixin doona Agaasime Kuxigeenka SPA, @FarhanShabel.
#SPLearningLab #Research #Training
1
52
Waxaa si habsami leh noogu socda tababarka cilmibaarista, dufcada 4aad. Maantana casharka 2aad ee tababarka waxaa bixin doona ustaad Axmed-Nuur Maxamed Cabdi.
#SPLearningLab #Research #Training
52
Maanta waxa noo billaabanaya tababarka cilmibaarista. Dufcadan waa tii 4aad. Agaasime kuxigeenka SPA, ahna Agaasimaha SPA Research, @FarhanShabel, ayaa maanta bixin doona casharka 1aad ee tababarka.
#SPLearningLab #Research #Training
2
74
Maanta waxaan leennahay xiisadda ugu dambeysa ee tababarka blog qorista. Waxaa marti noo ah Ustaad Suad Jama (@su3aadka). Waxaa farxad weyn noo ah inaan soo gaarnay gabogabadii tabarka.
#SPALearningLab #BlogWriting
Ustaad @MariamDini3 ayaa galabta bixin doonta xiisadda latalinta iyo hagidda ee la siiyo ardayda qaadata tababarka blog qorista. Waxaan uga mahadcelineynaa sida ay had iyo jeer noogu heellan tahay.
#SPALearningLab #BlogWriting
Waa toddobaadkii 3aad ee tababarka blog qorista. Maanta waxaa casharka bixin doona ustaad @HassanAbdiH.
#SPALearningLab #BlogWriting
1
76
Amb. Yusuf Garaad (@ygaraad) ayaa galabta bixin doona xiisadda latalinta iyo hagidda ee aalaaba Maalinta Khamiista ah la siiyo ardayda qaadata tababarka blog qorista.
#SPALearningLab #BlogWriting
93
Toddobaadkii 2aad waxa noo socda tababarka blog qorista. Maanta waxaa casharka bixin doona ustaad Abdishakur Awil.
#SPALearningLab #BlogWriting
89
Waxa soo xirmay codsiyadii tababarka blog qorista. Waxaan sameyn doonnaa xulis ka dibna waxaan billaabi doonnaa koorsada 19ka July, 2026. Aad ayey u mahadsan yihiin dhammaan intii soo codsatay.
#SPALearningLab #BlogWriting
Inta uu socdo tababarka blog qorista, ardaydu waxay maalin kasta oo Khamiis ah fursad u helaan la-kulanka qalinley kala duwan oo waayo-aragnimo iyo aqoon u leh xirfadda blog qorista.
Waxaan uga mahadcelineynaa dhammaan khubarada halkan ku xusan oo…
1
104
… tababarradii hore u faa’ideeyey ardaydeenna, lana wadaagay talooyin iyo dardaaranno waxtar badan.
Tababarkan wuxuu billaabanayaa July 19, codsigana wuxuu furan yahay ilaa July 12, 2026. Haddii aad daneyneyso ka soo codso lifaaqan: somalipublicagenda.org/blog-…
13
Tababarka blog qorista ee billaabanaya July 19, 2026, waxaa bixin doona macallimiinteenna kala ah Cabdishakuur Cawil iyo Xasan Cabdi Xasan. Labaduba waa cilmibaareyaal waxayna khibrad 10 sano ka badan u leeyihiin xirfadda blog qorista.
#SPALearningLab #BlogWriting
72
𝗙𝘂𝗿𝘀𝗮𝗱 𝗧𝗮𝗯𝗮𝗯𝗮𝗿: Xarunta SPA Learning Lab ee @somalipubagenda waxay bixineysaa tababar ku saabsan blog writing, kaas oo socon doona muddo 1 bil ah.
Haddii aad daneyneyso, fadlan ka soo codso lifaaqa hoos ku xusan👇
somalipublicagenda.org/blog-…
89
Galabta waxaa kulan kubbadda cagta ah wada ciyaaray kooxda SPA iyo kooxda dufcada 3aad ee tababarka cilmibaarista.
Ciyaarta ayaa ku soo idlaatay 6-13 oo ay guushu ku raacday kooxda dufcada 3aad ee tababarka cilmibaarista.
Hambalyo ayaan leennahay ardaydeenna.
2
83
Galabta waxa wada ciyaaray kooxda kubadda cagta ee Somali Public Agenda (@somalipubagenda) iyo dufcada 9-aad ee ardayda dhammeysatay tababarka blog qorista. Ciyaarta ayaa ku soo dhamaatay barbardhac. Waxa ay labada koox dhaliyeen min 10 gool.
#SPALearningLab #BlogWriting
"If I had to describe my internship in one word, it would be transformational. I didn’t just gain professional experience—I grew as a person."
Read Sumaya Muhumed’s reflection blog post on her internship journey at SPA👇
somalipublicagenda.org/takin…
























