
SPA Learning Lab is a training and capacity development facility run by @somalipubagenda.
Mogadishu
Joined September 2020
- Tweets562
- Following20
- Followers712
- Likes831
Ustaad Axmed-nuur Maxamed Cabdi ayaa galabta bixin doona casharka 8aad ee tababarka cilmibaarista. Waxaan ku faraxsannahay in dufcada afaraad ay gabagabo ku dhowdahay.
#SPLearningLab #Research #Training
47
Waxan soo gaarnay gabogabadii tababarka cilmibaarista. Maanta waxaa casharka bixin doona Agaasime Kuxigeenka Somali Public Agenda (@somalipubagenda), ahna Agaasimaha @SPAResearch_ , @FarhanShabel.
#SPALearningLab #ResearchTraining
2
73
Waa xiisaddii 6aad ee tababarka cilmibaarista. Maanta waxa casharka bixin doona ustaad Axmed-Nuur Maxamed Cabdi.
#SPLearningLab #Research #Training
65
Waxa inoo billowday toddobaadka 3aad ee tababarka cilmibaarista. Maanta waxaa casharka bixin doona ustaad Cabdishakuur Cawil oo ka mid ah cilmibaarayaasha wax ka dhigaya koorsadan.
#SPALearningLab #ResearchTraining
2
64
Waa xiisaddii 4aad ee tababarka cilmibaarista. Casharka galabta waxaa mar kale bixin doona Agaasime Kuxigeenka SPA, @FarhanShabel.
#SPLearningLab #Research #Training
1
52
Waxaa si habsami leh noogu socda tababarka cilmibaarista, dufcada 4aad. Maantana casharka 2aad ee tababarka waxaa bixin doona ustaad Axmed-Nuur Maxamed Cabdi.
#SPLearningLab #Research #Training
52
Maanta waxa noo billaabanaya tababarka cilmibaarista. Dufcadan waa tii 4aad. Agaasime kuxigeenka SPA, ahna Agaasimaha SPA Research, @FarhanShabel, ayaa maanta bixin doona casharka 1aad ee tababarka.
#SPLearningLab #Research #Training
2
74
Maanta waxaan leennahay xiisadda ugu dambeysa ee tababarka blog qorista. Waxaa marti noo ah Ustaad Suad Jama (@su3aadka). Waxaa farxad weyn noo ah inaan soo gaarnay gabogabadii tabarka.
#SPALearningLab #BlogWriting
Ustaad @MariamDini3 ayaa galabta bixin doonta xiisadda latalinta iyo hagidda ee la siiyo ardayda qaadata tababarka blog qorista. Waxaan uga mahadcelineynaa sida ay had iyo jeer noogu heellan tahay.
#SPALearningLab #BlogWriting
Waa toddobaadkii 3aad ee tababarka blog qorista. Maanta waxaa casharka bixin doona ustaad @HassanAbdiH.
#SPALearningLab #BlogWriting
1
76









